Somalia Pulse 24/7

Somalia Pulse 24/7 Trusted source for breaking news, politics, business, security and economy in Somalia. Fast. Accurate. Independent. Updates 24/7.

The Somali Youth Savior Association (SOYOSA) is a non-governmental organization founded by a group of professional youth in the year 2003 in order to serve Somali social protection and engage in development and reforming activities for the Somali community. Due to the collapse of the central government of Somalia. Somalia has been exposed to lack of protection and lack of development during last t

hree decades of inefficiency. In the past 21 years, Somalia has been engulfed by civil confrontation, which devastated the whole country's infrastructure and institutions. As a result, many services remain paralyzed including hopes for peace, social services, democracy, Human rights, education and other social development factors. In view of all this, SOYOSA was initiated to respond to the general social setback of the Somali people. In accordance with all those, and hence SOYOSA was initiated to respond the general social setback or debacle of Somali people. The members of SOYOSA include medical professionals, teachers, Librarians, farmers, and other professionals. SOYOSA works under the effective management of Board of Directors. The Board of Directors meets once a year. In the annual meeting, the board plans the next year¹s activities and SOYOSA annual plan start the March every year. SOYOSA aimed at backing the weaker section of the society.

Mas’uuliyiin Muhiim ah oo Maanta KulmayMuqdisho, Soomaaliya — Maanta waxaa kulan isugu yimid qaar ka mid ah mas’uuliyiin...
21/08/2026

Mas’uuliyiin Muhiim ah oo Maanta Kulmay

Muqdisho, Soomaaliya — Maanta waxaa kulan isugu yimid qaar ka mid ah mas’uuliyiintii Unugga Isku-xirka Deeqaha (Aid Coordination Unit – ACU) ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa fursad u noqday xubnaha inay dib u xusuustaan doorkii iyo shaqadii muhiimka ahayd ee ACU ay ka qaadatay isku-dubbaridka deeqaha caalamiga ah, xoojinta hay’adaha dowladda iyo taageeridda dadaallada horumarineed ee Soomaaliya.

Mas’uuliyiintu waxay sidoo kale ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo xiriirka iyo wada-shaqeynta ka dhexeysa xubnihii h**e ee ACU, lana sii xoojiyo is-dhexgalka iyo wadaagista khibradaha.

Kulankan wuxuu astaan u yahay xusuus, walaaltinimo iyo adeeg qaran, iyadoo xubnihii ACU ay weli qiimeynayaan kaalintii ay ku lahaayeen marxalad muhiim ah oo taariikhda dib-u-dhiska hay’adaha Soomaaliya ah.

— Dhamaad —

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa Axadda maanta ah hogg...
09/08/2026

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa Axadda maanta ah hoggaamiyay munaasabad lagu shaaciyay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe.

Munaasabadda oo lagu shaaciyay magacyada iyo xogta Ardayda galay saddexda kaalin ee ugu sarreysa kuwaasi oo kala ah:
𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝; Sumayo Xasan Abshir Aadam
𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝; Balqiisa Maxamed Cumar Maxamed
𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟑𝐚𝐚𝐝; Axmed Cabdinaasir Cabdullaahi Cabdi
Waxaana ardeyda la guddoonsiiyay abaalmarinno isugu jiray, Dahab, Computer laptop iyo hadiyado kale, si loogu dhiirrigeliyo dadaalkooda waxbarasho iyo kobcinta aqoontooda.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, oo hambalyo u diray dhammaan ardayda ka qaybgashay imtixaanka, ayaa xusay in waxbarashadu tahay tiirka aasaasiga ah ee horumarka bulshada iyo dhismaha jiil aqoon, karti iyo mas'uuliyad leh.

Waxa uu ardayda ku boorriyay inay sii laba-jibaaraan dadaalkooda waxbarasho, kana faa’iideystaan fursadaha loo abuurayo mustaqbalkooda. Isagoo ballanqaaday in saddexda Arday ee kaalimaha galay uu Maamulka Gobolka uu si buuxda uga daboolayo qarashka waxbarashada dugsiga sare.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa mas'uuliyiin heerar kala duwan, bahda waxbarashada, macallimiin, waalidiin iyo arday.

46,225 Arday oo ku nool Gobolka Banaadir ayaa maanta sugaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad oo lagu wado in la shaaci...
09/08/2026

46,225 Arday oo ku nool Gobolka Banaadir ayaa maanta sugaysa natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad oo lagu wado in la shaaciyo.

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeya...
06/08/2026

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis h**e.

Warbixin KoobanMuqdisho, Soomaaliya – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
06/08/2026

Warbixin Kooban

Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray amniga dalka, horumarinta dhaqaalaha iyo casriyeynta adeegyada dowladda.

Golaha ayaa warbixin ka dhageystay hirgelinta Baasaboorka Jiilka Saddexaad (Polycarbonate E-Passport), iyadoo Wasaaradda Amniga Gudaha ay shaacisay in si rasmi ah loo joojiyey wax ka beddelka xogta shaqsiga ah ee baasaboorka, sida magaca iyo taariikhda dhalashada, si loo ilaaliyo sumcadda iyo kalsoonida baasaboorka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Asalka Badeecadaha, waxaana la soo bandhigay warbixinta waxqabadka wasaaradaha ee rubucyada koowaad iyo labaad (Q1 & Q2) iyo qorshaha hirgelinta nidaamka E-Cabinet.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa mas’uuliyiinta dowladda ku boorriyey inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga, si loo xoojiyo sharafta iyo sumcadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladdu waxay adkaysay ilaalinta sumcadda Baasaboorka Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah u joojisay wax ka beddelka xogta s...
06/08/2026

Dowladdu waxay adkaysay ilaalinta sumcadda Baasaboorka Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah u joojisay wax ka beddelka xogta shaqsiga ah, isla markaana dardargelinaysa hirgelinta Baasaboorka Jiilka Saddexaad.

Kuraasta Golaha Wakiillada Dowladd-Goboleedka Galmudug Iyo Sida Ay Ururradu U Kala Heleen
03/08/2026

Kuraasta Golaha Wakiillada Dowladd-Goboleedka Galmudug Iyo Sida Ay Ururradu U Kala Heleen

03/08/2026
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaacinaya natiijada kasoo baxday Doorashadii ka dhacday Maa...
03/08/2026

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaacinaya natiijada kasoo baxday Doorashadii ka dhacday Maamulka Galmudug.

Doorashadaas oo ahayd mid isku sidkan waxaa lagu doortay Goleyaasha Wakiillada iyo Golaha Deegaanada Dowlad-Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furi doona Shirwe...
03/08/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furi doona Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (Somalia Maritime Conference), isaga oo jeedin doona khudbadda furitaanka.

SNA Hangar, Muqdisho
4–5 Agoosto 2026

| | | |

Address

100 Queen Street West
Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Pulse 24/7 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share