Hassan Sheikh Mohamed

Hassan Sheikh Mohamed True leaders always practice the R’s; Respect for self, Respect for others, Responsibility for all their actions

16/06/2022
24/10/2020

🇸🇴

13/08/2020

Hambalyo galmudug

27/02/2020
Qiso JaceylWaxay ku noolayd xerada Xagar-dheere, aniguna waxaan ku noolaa xerada Ifo. Waxaanu ku kulanay aroos ka dhacay...
29/08/2017

Qiso Jaceyl
Waxay ku noolayd xerada Xagar-dheere, aniguna waxaan ku noolaa xerada Ifo. Waxaanu ku kulanay aroos ka dhacay xerada Ifo, gabar saxiibadeed ah baa la guursanayey. Iyadu waxay ahayd mid ka mid ah malxiisadaha, wiilka caruuska ah wuxuu ahaa saaxiibkay aniguna waxaan kamid ahaa malxiisyada. Malxiisiinta iyo malxiisaduhu way wada shaqeenayeen inta arooska lagu jiro si loo hubiyo in waxkasta sidoodi u dhacaan ama u qabsoomaan. Markii igu horaysay ee aan arko xaaskayga markiiba waa ka helay, waan jeclaaday, kadib habeenkii arooska oo dhan iyada eegayey markasta indhahaygu dhankeeda ayey ku maqnayeen. Waan ogaa in iyaduna iga heshay, kadib waanu is baranay muddo sanad ah ayey nagu qaadatay in aanu go’aansano in aanu noqono lamaane nolosha wadaaga, kadib waanu is guursanay. Anigu waxaan ahaa arday wakhtigaa aanu xiriirka is barasho yeelanay, iyaduna way i samirtay wakhtigaas aan ardayga ahaa. Dacadnimadaas waa mid aad u yar in la arko maalmahan. Waan u samray isaga, sababto ah aad baan u jeclaa, wuxuu igu yiri waxaan kugu jeclaaday shakhsiyadaada iyo sida aad diinta ugu dhaqanto. Anigana waxaan ku jeclaaday deeqsinimadiisa iyo dookhiisa. Waa nin han iyo hami leh, waxaanu hada haysana afar hablood aad u qurux badan, farxad naga maqan majirto. Jacaylku waa muhiim waana lagama marmaan, weligaa ha guursan qof aadan jeclayn, hadii kale guurkaagu ma noqonayo mid sii raaga."

(Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab)

Xigasho

Naaibaa lagaaga dhigay nuurkiyo asraartaoo   adigu kunaadiya ninki nasri doonayo nafacaadkiyoo dhanbuu rabi kuunageyayey...
29/05/2017

Naaibaa lagaaga dhigay nuurkiyo asraartaoo adigu kunaadiya ninki nasri doonayo nafacaadkiyoo dhanbuu rabi kuunageyayey nasii nabigii aloow nafacaadiyo kheeyrka
By
Abaal Omar

Beutifull somali boysManshallah
04/05/2017

Beutifull somali boys
Manshallah

Facebook Community
04/05/2017

Facebook Community

16/03/2017

Address

Mogadisho
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Sheikh Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Sheikh Mohamed:

Share