26/08/2026
Waxaan Premier Bank u nadiifinay in ka badan 110 kursi oo ay macaamiishu ku fariistaan.
Waxaan si qoto dheer ugu dhaqnay mashiinno casri ah iyo maaddooyin tayo leh, kadibna si degdeg ah ayaan u qalajinay oo u carfinay.
waa Kuraas nadiif ah, carfaya oo diyaar u ah soo dhoweynta macaamiisha.
hadaba macaamiil Hadii aad u baahantahay Adeeg Dhaqista ama Guud kaliya Nagala soo xariir
๐ ๐ฌ๐ฒ๐ญ๐ฐ ๐ฏ๐ญ๐ฏ ๐ฌ๐ฏ๐ฌ
๐๐ข๐ข๐ฆ โ ๐ก๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ผ ๐บ๐๐๐พ๐ฎ๐๐ฎ.โ
#