Fatah General Trading Co

Fatah General Trading Co Fatah is the Somalia's leading wholesalers in general trading, supplying an extensive range of products to businesses across a variety of industries.
(1)

Established in 1993.

Ritver Exterior waa xalka ugu fiican wuxuu dib u soo nooleeyaa muuqaalka gurigaaga isla markaana wuxuu ka ilaaliyaa dild...
12/04/2026

Ritver Exterior waa xalka ugu fiican wuxuu dib u soo nooleeyaa muuqaalka gurigaaga isla markaana wuxuu ka ilaaliyaa dildillaaca iyo isbeddelka midabka.

Ka dhig gurigaaga mid ka dhex muuqda xaafadda oo ku raaxayso bilic aan guurin.

📲 Nala soo xiriir maanta!
Nagu soo booqo: Xarunta Dhexe, Bakaaro, Mogadishu-Somalia
Wac: +25261 3355369 / +25261 3355375

Hooyo ha u walwalin dhaqdhaqaaqa iyo raaxada ilmahaaga!Xafaayadda Mama waxay ilmahaaga siisaa xorriyad uu si farxad leh ...
12/04/2026

Hooyo ha u walwalin dhaqdhaqaaqa iyo raaxada ilmahaaga!

Xafaayadda Mama waxay ilmahaaga siisaa xorriyad uu si farxad leh ugu ciyaaro iyadoon xaddidayn dhaqdhaqaaqiisa, adigana waxay ku siisaa kalsooni iyo deggenaansho maalin kasta ah.

👇 Nala wadaag: Maxaa adiga kuu muhiimsan marka aad dooranayso xafaayad? Ma raaxo, kalsooni, mise waa fudayd?

Nagu soo booqo: Xarunta Dhexe, Bakaaro, Mogadishu-Somalia
Wac: +25261 3355369 / +25261 3355375

Ha ku daalin dhaqidda saxammada!Hal dhibic oo Fasclean ah ayaa ku filan inay ka saarto wasakh kasta oo adag, kana dhigto...
11/04/2026

Ha ku daalin dhaqidda saxammada!

Hal dhibic oo Fasclean ah ayaa ku filan inay ka saarto wasakh kasta oo adag, kana dhigto saxammadaada kuwo aad u nadiif ah.

👉 Ka iibso dukaamada kuugu dhow ama farriin noo soo dir si aad ugu hesho jumlo ahaan.

Nagu soo booqo: Xarunta Dhexe, Bakaaro, Mogadishu-Somalia
Wac: +25261 3355369 / +25261 3355375

Jimco Barakeysan! Xusuusnow inaad akhrisato Qur’aanka Kariimka, qalbigaagana aad ku dejiso xuska Alle. Ducadana ka dhigo...
10/04/2026

Jimco Barakeysan!

Xusuusnow inaad akhrisato Qur’aanka Kariimka, qalbigaagana aad ku dejiso xuska Alle.
Ducadana ka dhigo qayb muhiim ah oo ka mid ah nasashadaada maanta.

RITVER Industrial Paint wuxuu bixiyaa ilaalinta ugu adag ee birtaada iyo alwaxda , si aad u hesho natiijo ka adkeysi bad...
06/04/2026

RITVER Industrial Paint wuxuu bixiyaa ilaalinta ugu adag ee birtaada iyo alwaxda , si aad u hesho natiijo ka adkeysi badan rinjiyada caadiga ah.
Haddii aad rabto rinji warshadeed oo shaqadiisa si dhab ah u qabta, dooro RITVER.

Wac hadda: +25261 3355375

Haddii aad raadinayso shampoo kaa caawinaysa timo daadashada,agoolka , cuncunka madaxa, iyo in timahaagu noqdaan kuwo ji...
05/04/2026

Haddii aad raadinayso shampoo kaa caawinaysa timo daadashada,agoolka , cuncunka madaxa, iyo in timahaagu noqdaan kuwo jilicsan oo dhalaalaya, Cnice Shampoo waa xulasho mudan in la tijaabiyo.
Nagu soo booqo: Xarunta Dhexe, Bakaaro, Mogadishu-Somalia
Wac: +25261 3355369 / +25261 3355375

Jumcadada ka dhig maalin xusuus, cafis dalab, iyo duco aad kula wadaagto ehelkaaga. Ducada wanaagsan waa hadiyadda ugu q...
03/04/2026

Jumcadada ka dhig maalin xusuus, cafis dalab, iyo duco aad kula wadaagto ehelkaaga. Ducada wanaagsan waa hadiyadda ugu qiimaha badan ee la is siiyo.

Gurigaagu wuxuu mudan yahay bilic iyo iftiin! 🎨✨ Midab kastaa sheeko ayuu xambaarsan yahay, dooro rinjiga RITVER oo deeg...
01/04/2026

Gurigaagu wuxuu mudan yahay bilic iyo iftiin! 🎨✨
Midab kastaa sheeko ayuu xambaarsan yahay, dooro rinjiga RITVER oo deegaankaaga u yeel qurux indhaha u roon. Tayo la isku halayn karo waxaad ka helaysaa Fatah General Trading Co.

Raaxo iyo nadaafad – daryeelka ilmahaaga waa u  muhiim ❤️👶Dooro tayada aad ku kalsoon tahay.📞 +25261 3355369 | +25261 33...
31/03/2026

Raaxo iyo nadaafad – daryeelka ilmahaaga waa u muhiim ❤️👶
Dooro tayada aad ku kalsoon tahay.

📞 +25261 3355369 | +25261 3355375
📍 Bakaaro, Mogadishu-Somalia
📲

Daryeelka joogtada ah ee ilkaha wuxuu ka hortagaa xanuuno, wuxuuna dhisaa dhoolla-caddeyn caafimaad leh-Dooro Cnìce Natu...
28/03/2026

Daryeelka joogtada ah ee ilkaha wuxuu ka hortagaa xanuuno, wuxuuna dhisaa dhoolla-caddeyn caafimaad leh-
Dooro Cnìce Natural Salt Toothpaste si aad u ilaaliso ilkaha ilmahaaga oo aad u siiso neef fresh ah iyo af caafimad qaba

Jumca Wanaagsan
27/03/2026

Jumca Wanaagsan

Dharkaaga ma rabtaa inuu noqdo mid aad u nadiif ah oo dhalaalaya?👉 Fasclean Extra Power Detergent Powder ayaa ku siinaya...
25/03/2026

Dharkaaga ma rabtaa inuu noqdo mid aad u nadiif ah oo dhalaalaya?
👉 Fasclean Extra Power Detergent Powder ayaa ku siinaya nadiifin qoto dheer iyo dhar ifaya.

📲 Nagala soo xiriir hadda:
📞 +252 61 3355369 / 613355375
📍 Bakaaro, Mogadishu

Address

Bakaaro, Holwadag District
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatah General Trading Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fatah General Trading Co:

Share