01/12/2025
Ilhaan Cumar waa inay u majadcelisaa Trump waayo wuxuu u sameeyey xayeeysiin iyo buunbuunin fara badan waxayna ka heshay sumcad, dareen iyo warbaahintii adduunka oo marwalba iyada hadal haynta iyada hadal hayso, qaar ka mid ah xubnaha Congress-ka ayaa jeclaan lahaa in Trump uu siiyo isla dareenkaas iyo hadal hayntaas oo kale oo uu xuso sida uu iyada u xuso. Ilhan Waxay noqotay xiddig siyaasadeed oo caan ah, ooTrump ayaa maalinkasta ku soo hadal qaada shirarkiisa jaraa'id iyo hadallada uu soo dhigo Baraha Bulashada.
Ma aysan gaari karin heerkan xitaa haddii ay bixiso balaayiin dollar.
Runtii waa inay u mahadcelisaa Mr Teump.