GacanView

GacanView Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GacanView, Mogadishu.

08/03/2026

Yaab

05/03/2026

Lugood

02/03/2026

Shacabka ayaa lugtooda uga baxaya magaalada Dahiyeh, oo ah duleedka koonfureed ee , kadib markii ay rasaas isweydaarsadeen Xisbullah iyo ciidamada Israa11L oo dagaal toos ah uu dhexmarayo. Waqtiguna waa 3:40 saqdhexe.

02/03/2026

Xaalada Iran iyo Maraykanka Maanta | Wararka CAALAMKA












02/03/2026

Deg Deg : Isra11L ayaa hadda Madaafiic ku weerartay magaalada ee dalka Lebanon, Kedib Weerarkii Gantaalada ee Xisbullah ku qaadeen Telavi^.

Iran ayaa goordhoweyd xirtay marinka Hormuz, mana jiri doono wax markab ah oo marinka Hormuz isugu gudbi doona min Iran ...
28/02/2026

Iran ayaa goordhoweyd xirtay marinka Hormuz, mana jiri doono wax markab ah oo marinka Hormuz isugu gudbi doona min Iran ilaa Yurub.

Ciidamada badda ee IRGC ayaa idaacada VHF kaga dhawaaqay in maraakiibta aan loo ogolayn inay gudbaan. Sidaasna Iran ku xirtay marinkaan muhiimka u ah dhaqaalaha adduunka gaar ahaan Shidaalka.

Masuul ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub ee loogu magac daray Aspides ayaa sheegay in maraakiibtu ay heleen far...
28/02/2026

Masuul ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub ee loogu magac daray Aspides ayaa sheegay in maraakiibtu ay heleen fariinta isgaadhinta raadiyaha (VHF) kuwaasi oo ka imanaysa Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, iyagoo leh "wax markab ah looma oggola inay maraan Marinka Hormuz".

​Marinka Hormuz waa marinka ugu muhiimsan adduunka ee dhoofinta saliidda, kaas oo isku xidha dalalka ugu waaweyn ee saliidda soo saara sida Sucuudiga, Iiraan, Ciraaq, iyo Imaaraadka, isagoo ku xidha Gacanka Cumaan iyo Badda Carabta.

Dowlada Ghana ayaa dadkeeda ku sugan dalka Qatar ugu baaqday iney raadsadaan guryo ay kaga dhuuntaan gantaalada Iiraan i...
28/02/2026

Dowlada Ghana ayaa dadkeeda ku sugan dalka Qatar ugu baaqday iney raadsadaan guryo ay kaga dhuuntaan gantaalada Iiraan isla markaana naftooda ka taxadaraan.

Geesta kalena Wasaarada Arimaha dibeda Nayjeeriya ayaa sheegtay iney si dhow ula socoto khataraha ka socda bariga dhexe iyadoo kula talisay dadka u dhashay dalkaasi ee booqanaya Iiraan iyo Wadamada Khaliijka iney feejignaan dheeraad ah muujiyaan.

28/02/2026

Deg Deg Oo Weyn : Burja Khaliifa oo sigatay | Daawo Iran ayaa meel aad ugu dhow diyaarad nooca droneska ku garaacday agagaarka Burja Khaliifa

28/02/2026

Garoonka diyaaradaha ee dalka Kuwayd ayaa lagu kal cararay, kadib markii ay Iiraan duqaysay

Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay dhiggiisa Iran Cabbaas Car...
28/02/2026

Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay dhiggiisa Iran Cabbaas Caraaqji isaga oo u sheegay in Turkigu uu ka xun yahay duullaanka kaga yimi dalka Maraykanka iyo Israel.

Wasiirka ayaa sidoo kale la xidhiidhay dalalka Masar, Indonesia iyo Ciraaq isaga oo la wadaagay sida uu Turkigu u arko dagaalka gobolka ka socda iyo in uu ka walaacsan yahay sida ay xaaladdu hadda yihiin.

Qarax weyn ayaa caawa markii 3aad laga maqlay magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta sida ay sheegayaan wa...
28/02/2026

Qarax weyn ayaa caawa markii 3aad laga maqlay magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta sida ay sheegayaan warbixinada halkaasi ka imanaya.

Iiraan ayaa weli wada weeraro ay ku qaaday dalal dhowr ah, kadib markii Maraykanka iyo Israel weerareen dalkaasi.

Address

Mogadishu

Telephone

+252619970755

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GacanView posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share