Tacliin-Maal Online Academy

Tacliin-Maal Online Academy Waaa Goobta waxbarasho ee ugu haboon ee aad ka helikarto waxbarasho tayo leh.

28/07/2025

Waxaan mar dhow bilaabi doonnaa English course ka faideysta

Hamster Kombat oo si rasmi ah suuqa loogu soo dayn doono 26 Bishan September ayaa in ka badan 300 milyan oo oo qof oo ka...
19/09/2024

Hamster Kombat oo si rasmi ah suuqa loogu soo dayn doono 26 Bishan September ayaa in ka badan 300 milyan oo oo qof oo ka qayb qaadanaaya barnaamijkan ay dhagta u taagayaan qiimaha uu ku soo bixi doono.

Hamster Kombat waa lacag cusub oo dhigitaal taas oo suuqyada ku soo biiri doonta dhamaadka bishan. Waxa xiisaha u yeelayna waa in dadku si bilaasha ku heli doonaan qayb ay shirkadu ugu talo gashay dadka ka qayb qaatay barnaamijkooda oo soo bilaabmay bishii March ee Sannadkan kaas oo loo yaqaano Airdrop.

100 bilyan oo koyn ayaa la rajaynayaa in suuqa lagu soo daayo sida ay sheegtay waxaana la filayaa in qiimuhu ku soo baxo inta u dhaxaysa $0.07 ilaa $0.10

Haddii aad rabto inaad ku biirto linkga hoose ku dhufo https://t.me/hamster_kOmbat_bot/start?startapp=kentId5960273624

16/04/2024

Matahay shaqodoon ?
Maku dhibtootay shaqaalenimo oo ma dhibsatay?
Maka shaqeysaa shaqo aan kuu qalmin ? Oo aad u mushaa yar?
Haddaba haddii ay jawaabtaada haa tahay waxaan kuu heynaa fursad caalami ah oo aan kaaga baahneyn shahaado oo aad ka faaideysan kartid, hadaba haddii aad daneyneyso fariin noo reeb si aan kula soo xiririno.

Soo tijaabi cajiib waaye walee
25/07/2023

Soo tijaabi cajiib waaye walee

11/11/2022

Fadlan share gareey oo gaarsii wllha kheyrka jecel.

08/04/2022

Asc to all Muslims

20/03/2022

An easy to add or subtract fractions

Different kind of Forces
07/01/2022

Different kind of Forces

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252618278026

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacliin-Maal Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tacliin-Maal Online Academy:

Share