09/10/2026
Hambalyo Macaamiisheena 🚜🫑🖐🏾
Waxaan ku guuleeysanay Abaalmarinta Greenhouses Farming Award ee Agriculture Night Awards 2026 🇸🇴🌱
Xafladaan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ma ahan wax fudud inaan ku guuleysannay (Greenhouse Farming Award), taas oo lagu aqoonsaday kaalinta shirkaddu ku leedahay dhismaha aqallada dhirta iyo horumarinta waxsoosaarka b**raha casriga ah ee Soomaaliya.
Aqoonsigan wuxuu dhiirrigelin u yahay dadaalkeenna ku aaddan horumarinta b**raha casriga ah, kordhinta waxsoosaarka gudaha, abuurista fursado shaqo iyo dhisidda mustaqbal waara oo b**raha Soomaaliya ah.
Waxaan mahadnaq kal iyo laab ah u jeedinaynaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka aqoonsigan qiimaha leh, sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa kooxdeena, shaqaalaheena , b**raleyda iyo dhammaan bah-wadaagteena