19/12/2024
Ogeysiis...
Waxa Machadka Lafole College Badhan Sanaag uu qabanyaa Tababar ku Saabsan Nafaqo Darada Caruurta Ka Yaryar (-59_months) .
Tababarku waxaa ka faaidi doontaa mudada uu socdo tababarku inaa aqoon Dheraad ah u Laahatid .
Tababarkuna wuxuu iskugu jiraa watana . la aqoonsahy
Diiwangelintu Waxay Ka Socota Xafiiska Machadka. Mahadsanid. Waxaana la qadanaya horay u gaadh xafiiska machadka si aanu kaaga buuxsamin
Mahadsanidin