Cadceed Printing & Electronics Company

Cadceed Printing & Electronics Company cadceed Printing and Electronics waa xaruun aad ka heli karto dhamaan Adeega Dabacaada iyo Adeega El online market

MAALIN WANAAGSAN WAXAA  SOO GO,AY MALAB CUSUB.  KA SOO DALBO WhatsApp Num: 61 4666050
30/11/2025

MAALIN WANAAGSAN WAXAA SOO GO,AY MALAB CUSUB.
KA SOO DALBO WhatsApp Num: 61 4666050

Malabku Waa CaafimaadKa soo dalbo whatsapp  614666050
19/11/2025

Malabku Waa Caafimaad

Ka soo dalbo whatsapp 614666050

16/11/2025

In shinidu ku qaniinta ayaa ka horeysa in aad Malab macaan Ka nuugto.

02/11/2025

Soo dalbo jumlo iyo Tafaariiq

MALAB KULAN SADAY TAYO IYO DHADHAN WANAAGSAN UGU IMOW SHIRKADDA MALABKA CADCEED.XARUUMAHEENA           NAGALA SOO XIRIIR...
19/10/2025

MALAB KULAN SADAY TAYO IYO DHADHAN WANAAGSAN UGU IMOW SHIRKADDA MALABKA CADCEED.
XARUUMAHEENA
NAGALA SOO XIRIIR 614666050 AMA 0615950506

SHirkadda Malabka Cadceed Waxay idiin haysaa Malab Saafi Malab Cadde iyo malab Gaduud.Ka doo dalbo Numberka O614666050 a...
06/10/2025

SHirkadda Malabka Cadceed Waxay idiin haysaa Malab Saafi
Malab Cadde iyo malab Gaduud.
Ka doo dalbo Numberka
O614666050 ama 0615950506

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ AMIIRKA CAS 𝗤𝗼𝗿𝗮:   ➠ KAMAAL MARJAAN𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 230Buugani wuxuu xambaarsanyahay qisada mid ka mid ah halyeeyada...
17/09/2024

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ AMIIRKA CAS
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ KAMAAL MARJAAN
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 230
Buugani wuxuu xambaarsanyahay qisada mid ka mid ah halyeeyada Falastiiniyiinta ee halganka ka galay kaalin muuqata oo dhinaca sirdoonka ah. Waa Cali Xasan Salaama oo dunida sirdoonka marka la joogo aad loogu yaqaan 'Amiirka Cas'. Wuxuu ka mid ahaa dhalinyaradii la kacaantay colaadda Yuhuudda. Wuxuu ku garaadsaday dhismihii dawladda Israa'iil iyo qaabkii foosha xumaa ee Falastiiniyiinta dhulkooda looga qaaday, waxaanu Israa'il la galay halgan caalamiya oo khasaare naf iyo moodba leh iyo dhakafaar ku riday MOSSAD. Marka laga tago xirfaddiisa sirdoon, waxaa yaab leh awoodiisa dhinaca xidhiidhada; waa sarkaalka ku guulaystay in uu la dagaallamo MOSSAD, misna la shaqeeyo CIA. Waxa aynu si gaar ah u dul istaagi doonnaa sooyaalka carruurnimadisii, bilowgii halgankiisa, dhacdooyinka ugu caansan ee taarikhdiisa ku jira iyo sida isra'iil u khaarajisay. 📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska!
Hadii aad Ubahan tahay in aad qeyb ka noqoto Falanqeynta Book ga, Ku soo Biir Channel ka Somali Books. https://t.me/somalibooks
inta ka horeys 5 October 2024, soo aqri kuna soo biir habeenka Falanqeynta.

Mahadsanidiin.

08/07/2024

Waxaan Idiin keenay Rock space oo ah Protector iyo Qurxintin Taleefoonka iyo Computers ka.
Soo booqo Xaruunteena Ama nagala soo Xiriir 0615950506

Dhammaan bahda waxbarashada gaar ahaan ardayda wax ka barata iskuulaadka Degmada Guriceel waxaa lagu wargalinayaa in Shi...
25/07/2023

Dhammaan bahda waxbarashada gaar ahaan ardayda wax ka barata iskuulaadka Degmada Guriceel waxaa lagu wargalinayaa in Shirkadda daabacaadda iyo naqshadeynta ee Cadceed u ekeentay dhammaan buugaagta manhajka dowladda heerarkooda kala duwan, Hoose, Dhexe iyo Sare.
Sidoo kale xarunta waxaad ka heleysaan daabacaadda Buugaagta Boonooyinka, Shahaadooyinka, Id Cards-ka, Qaadista Sawirada Teesaraha iyo dhammaan baahidaada daabacadeed.

Guul Ayaan u rajeynaynaa Ardayda Somaliyeed Gaar ahaan Ardayda Galmudug.
24/07/2023

Guul Ayaan u rajeynaynaa Ardayda Somaliyeed Gaar ahaan Ardayda Galmudug.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615609956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadceed Printing & Electronics Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cadceed Printing & Electronics Company:

Share