SAMA market.

SAMA market. Suuq online ah oo gada agabyo kala duwan.

08/01/2024
21/11/2023

Ku balaadhi firiijka adigoon qarash badan gelin

21/09/2023

Qudaar dhaqe. Waxaa idiin diyaar ah caagan oo aad ku radin karto bariiska kagana miiri karto biyaha. Sidoo kale qudaarta...
16/08/2023

Qudaar dhaqe. Waxaa idiin diyaar ah caagan oo aad ku radin karto bariiska kagana miiri karto biyaha.
Sidoo kale qudaarta kale oo dhana aad ku dhaqan karto.
Ka soo dalbo SAMA market.
Kuna hel $3 oo keliya.
Nagala soo xidhiidh. 0615000454 iyo 0611136873.
Xili walba waa kuu adeegaynaa soo dhawoow.

15/08/2023

Mirror cleaner/Muraayade tirtire. Ku tirtiro muraayadaha aad gaadhi waydo iyo kuwa banaanka qaabka fudud. Wakhtigaaga iyo tamartaadaba dhaqaalayso.
Ka soo dalbo SAMA market.
$12 halkii xabo.
Nagala soo xidhiidh 0615000454 ama 0611136873.
Soo dhawoow.

15/08/2023

Ku habayso qudaarta asalaatada, hilibka,iyo walxaha kulul ee aad gacanta ku qaban kari waydo.

Ku hel qiimo jaban ka soo dalbo SAMA market.
Xabadii $2 oo keliya.
0615000454
0611136873
SAMA market.

31/07/2023

Soo dhawoow macmiil.
Waxaan kuu keenay Feero Steam. Waxaad ku feeraysanaysaa maryaha iyada oo sii daynaysa uumi kulul oo aan kaa gubayn marada. Isla markaana kuu taagaya.

Ka soo dalbo SAMA market. Oo ku hel qiimo ku raali gelinaya.
Xabadii $15.
Wathsapp nombar.
0615000454
0611136873.

29/07/2023

Firiij balaariye. Ku balaadhi firiijka kuna habee oo ka rayso is dhex yaacsanaanta khudaarta iyo adeegyada.

Ka soo dalbo SAMA market. Oo ku hel qiimo jaban oo ku raali gelinaya.
Sadex xabo $7.
0615000454
0611136873.
Soo dhawoow

29/07/2023

Culays qaade. Ku qaad alaabaha culus sida sariiraha, fadhiyada, iyo shay kasta oo culus.

Ka soo dalbo SAMA market. Oo ku hel qiimo jaban oo ku raali gelinaya.
Halkii set $12 keliya.
Soo dhawoow nagala soo xidhiidh.
0615000454
0611136873.

29/07/2023

Waa tirtire casri ah oo aad ku tirtiran karto daaqadaha iyo meel kasta oo cidhiidhi ah.

Ka soo dalbo SAMA market oo ku hel qiimo jaban oo ku raali gelinaya.
Halkii xabo $5.
Soo dhawoow nagala soo xidhiidh.
0615000454
0611136873

Dhamaan agabyadan waxa aad ka helaysaa SAMA market. waxaadna ku helaysaa qiimo jaban oo macquul ah.Si aad u ogaato qiima...
27/07/2023

Dhamaan agabyadan waxa aad ka helaysaa SAMA market. waxaadna ku helaysaa qiimo jaban oo macquul ah.
Si aad u ogaato qiimaha guji watsappka oo nala soo xidhiidh. Sidoo kale wixii faahfaahin ah guji sawir walba oo ka hel qeexidiisa korkiisa oo ay ku qorantahay.

Address

Zoobe
Mogadishu
WADAJIR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAMA market. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share