24/07/2022
Kasoo muuqashada baraha online-ka ee ganacsiyada yaryar waa habka ugu wanaagsan ee dadku ku ogaan karaan jiritaanka ganacsiyadaas, kuna dhiiri galin karta iibsashada adeegyada iyo badecooyinkooda.
Maqaalkaan waxa aan ku sharxi doona sida ganacsiyada loogu dhiso website kaas oo taaba galinaya in ay ku aaminan kuguna xirmaan macamiil, sidoo kalana kaa caawinaya in ay iibsanto badeecadada ama adeegaaga.
Halkaan ka aqriso👇🏽
Kasoo muuqashada baraha online-ka ee ganacsiyada yaryar waa habka ugu wanaagsan ee dadku ku ogaan karaan jiritaanka ganacsiyadaas, kuna dhiiri galin karta iibsashada adeegyada iyo badoocinkooda. Taasi wa sababta loo galinayo waqti iyo dhaqaale in la dhiso website ganacsi ee wanaagsan. Maqaalkaan wax...