26/05/2026
πβ¨ CIID AL-ADXA MUBAARAK β¨π
Shirkadda Setsom Digital Solutions (SDS) waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. ππ
Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, ducada, iyo cibaadada.
Ciidani ha noqoto mid noo horseedda:
π€² Nabad
π Barwaaqo
π Farxad
π€ Midnimo iyo walaaltinimo
π Ciid wanaagsan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka.
π Olympic Street, Near Somtel Bakaaro, Muqdisho, Soomaaliya
π +252614360777 | +252614360888