Wisaal Career and Technical Institute

Wisaal Career and Technical Institute Career and Technical Institute.

01/01/2026
07/10/2025
Diyaar ayan kuu nahay
07/10/2025

Diyaar ayan kuu nahay

Nagusoo biir oo wax naga baro
07/10/2025

Nagusoo biir oo wax naga baro

Kusoo dhawoow WISAAL halka aad ku dhisi karto xirfadaada.
07/10/2025

Kusoo dhawoow WISAAL halka aad ku dhisi karto xirfadaada.

04/10/2025

𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐢 𝐚𝐡.

Bishaaro! Bishaaro!

WISAAL (CTI) FOUNDATION

Wisaal (CTI) Foundation waxay idinku soo dhaweynaysaa koorso cusub oo Ingiriisi heer sare ah, oo loogu talagalay dhammaan ardayda jaamacadaha iyo ardayda dugsiga sare ee doonaya inay ku horumaraan luqadda Ingiriisiga si xirfad leh. Koorsadaan waxa laga faa’iideysan doonaa isbuuca soosocdo.

🔹 Heerka Koorso: Basic to advance.

Waxyaabaha aad ka faa’iideysan karto:

👂Listening
👄Speaking
📖Reading
✍️Writing
🤏Grammar

FG: Waxaad ka heli doontaa casharo duuban oo muuqaal leh iyo siminaaro bilaash ah si loo hubiyo inaad si buuxda u fahantay koorso kasta.

Wixii faahfaahin ah, kala xiriir lambarkan WhatsApp: +252 [615282216].

Ka Faa’iideyso! Wisaal(CTI) Foundation waa goob lagu kalsoonaan karo oo aad ku kasban karto xirfado cusub.

Mahadsanidiin!

05/05/2025

Risk is growth. Growth because: 1. You gain experience. - This is progress. 2. You gain wisdom. - This is learning. Growth never comes without risk. It feels scary. It feels uncertain. But without it.. You’re just spinning in place. Your success depends on the risks you take. Your survival depends...

Be the last one.
18/09/2024

Be the last one.

08/09/2024

What are Monitoring and Evaluation Skills?

Research Skills
Data Collection Skills
Data Analysis Skills
Monitoring Plans Skills
Evaluation Plans Skills
Sampling Techniques Skills
Statistical and Analytical Skills
Communication Skills
Stakeholder Engagement Skills
Managerial Skills
Project Management Skills
Software Skills
Time Management
Report Writing
Presentation Skills
How to Improve Your Monitoring And Evaluating Skills

Address

Mogadishu
1001

Telephone

+252615282216

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wisaal Career and Technical Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wisaal Career and Technical Institute:

Share