Sayid Ali

Sayid Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sayid Ali, Business Center, Kpp Hodan stret, Mogadishu.

01/07/2026

🇮🇹 FURSAD SHAQO – ITALY 🇮🇹

Waxaa la filayaa in Dowladda Talyaaniga (Italy) ay dhawaan shaaciso fursado shaqo oo loogu talagalay shaqaale ajnabi ah, iyadoo la filayo in maalmaha soo socdo lafuro codsiyadaas

📢 Haddii aad danaynayso inaad ka shaqeyso Italy:
Diyaari aqoonsigaaga
Hubi in CV-gaagu uu yahay mid casri ah.
Diyaari dukumentiyada muhiimka ah.
📌 La soco Sayid Ali si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee shaqooyinka iyo waxbarashada dibadda.
Hadii aad daneyneyso isasii diiwangali mahadsanid.

Business Center

🇮🇹 Ku Soo Dhawoow Bogga Fursadaha Waxbarashada.Boggan waxaad ka heli kartaa wararkii ugu dambeeyay ee admission-ka jaama...
25/06/2026

🇮🇹 Ku Soo Dhawoow Bogga Fursadaha Waxbarashada.

Boggan waxaad ka heli kartaa wararkii ugu dambeeyay ee admission-ka jaamacadaha Talyaaniga, deeqaha waxbarasho (Scholarships), iyo hagitaan dhamaystiran oo ku saabsan sida loo codsado jaamacadaha Italy.

Waxaan la wadaagnaa:

• Admission-yada jaamacadaha Talyaaniga ee Bachelor, Master iyo PhD.
• Jaamacadaha aqbala ardayda caalamiga ah, gaar ahaan ardayda Soomaaliyeed.
• Macluumaadka deeqaha waxbarasho ee la heli karo.
• Habka codsiga jaamacadaha iyo shuruudaha looga baahan yahay.
• Tilmaamaha Universitaly iyo pre-enrolment.
• Wararka visa-ga ardayda iyo dukumentiyada loo baahan yahay.

Hadafkeennu waa inaan ka caawino ardayda inay si fudud u helaan fursadaha waxbarasho ee Talyaaniga iyo inay gaaraan riyadooda waxbarasho.

Nagala soco boggan si aad u hesho admission-yada cusub iyo fursadaha waxbarasho ee Italy.

📩 Wixii faahfaahin dheeraad ah ama caawimaad codsi, nala soo xiriir.
Link: https://api.whatsapp.com/send?phone=+252616155858

Address

Kpp Hodan Stret
Mogadishu

Telephone

+252615876387

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sayid Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sayid Ali:

Shortcuts

Share