Somsoft Academy

Somsoft Academy SOMSOFT ACADEMY ONLINE: WAA SHIRKAD KUULA DIYAAR AH SIDII AAD UGU HORMARIN LAHEED GANCSIGAGA QAAB CASRI AH ADIGOO ISTICMALAYA ADEEGYADEENA.

11/05/2026

Ogeysiis Ogeysiis
Somsoft Academy
Waxaa ay ku siineysaa fursad aad uga faaโ€™iideysan kartid barashada cilmiga Accounting-ka oo bilaash ah
(Free Accounting course)
link raac youtube - ka ka soo daawo

01/11/2025

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต! ๐Ÿ’›
Dadka jecel ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ waxaan u haynaa ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐˜€๐—ผ๐—ณ๐˜ ๐—•๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—น๐—ฒ xirmo waxbarasho oo gaar ah oo aad ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ ๐Ÿฑ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ $๐Ÿญ๐Ÿฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ!

Waxaad ku baran doontaa:
๐Ÿ“˜ QuickBooks Online
๐Ÿ“— QuickBooks Enterprise
๐Ÿ“™ Accounting Fundamentals
๐Ÿ’ป Microsoft Office
๐Ÿ—ฃ๏ธ English Language

Dhammaan waa online, waxaadna ku baran kartaa meel kasta & waqti kasta.
โšก Fursaddan dahabiga ah waxay socon doontaa ilaa 15-ka November.

Ku biir Somsoft Academy maanta oo bilow safarkaaga guusha! ๐Ÿš€

๐Ÿ“ž +25261 111595 / +25261 1115595
๐ŸŒ www.somsoft.academy

18/10/2025

Barashada microsoft excel.

๐Ÿ“ž +25261 111595 / 61 1115595

๐Ÿ’ฌ Luqadda English-ka waa furaha fursadaha maanta!Hadii aad barato, waxaa ku fududaan doona helitaanka: โœ… Fursado shaqo โœ…...
14/10/2025

๐Ÿ’ฌ Luqadda English-ka waa furaha fursadaha maanta!

Hadii aad barato, waxaa ku fududaan doona helitaanka:
โœ… Fursado shaqo
โœ… Xiriir iyo wadashaqeyn dad kala duwan
โœ… Fursad aad ugu faaโ€™iidaysan karto tiknoolajiyada iyo internetka ๐ŸŒ

Ku biir Somsoft Academy maanta oo bilow safarkaaga luqadda English-ka.

๐Ÿ“ž +25261 111595 / +25261 1115595
๐ŸŒ www.somsoft.academy

Tani wa xirfadda uu qof kasta uu ubahan yahay inuu barto, waxay lagama mamaarmaan u tahay howlaha xafiisyada iyo shaqooy...
13/10/2025

Tani wa xirfadda uu qof kasta uu ubahan yahay inuu barto, waxay lagama mamaarmaan u tahay howlaha xafiisyada iyo shaqooyinka shirkadaha.

Course-daan waxaad ku baran doontaa:
๐ŸŸฉ Qoraalka & Warbixin samaynta (Word)
๐ŸŸจ Falanqaynta xogta & xisaabaadka (Excel)
๐ŸŸง Bandhigidda macluumaadka (PowerPoint)

๐Ÿ“ž +25261 111595 / +25261 1115595
๐ŸŒ www.somsoft.academy

Ku baro QuickBooks mudo kooban๐ŸŽ“Waxaad baran doontaa:โœ… Maareynta Dakhliga & Kharashkaโœ… Samaynta Qaansheegadka (Invoices)โœ…...
11/10/2025

Ku baro QuickBooks mudo kooban๐ŸŽ“

Waxaad baran doontaa:
โœ… Maareynta Dakhliga & Kharashka
โœ… Samaynta Qaansheegadka (Invoices)
โœ… Bixinta Bills-ka
โœ… Soo saarista Warbixinno Maaliyadeed
โœ… Maareynta Alaabta

๐Ÿ“ž La xidhiidh: +25261 111595 / +25261 1115595
๐ŸŒ www.somsoft.academy

05/10/2025

Course-da Microsoft Office waxaad ku baran doontaa:

โœ… Word โ€“ qorista iyo habaynta dukumiintiyada xirfadaysan
โœ… Excel โ€“ xisaabinta iyo falanqaynta xogaha.
โœ… PowerPoint โ€“ sameynta soo bandhigyo soo jiidasho leh
โœ… Access โ€“ maareynta iyo sameynta database-yada ganacsiga

๐Ÿ”ฅ Ku soo biir SomSoft Academy maanta

๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 61 1115595 | +252 61 1111595

04/10/2025

๐Ÿ“Š Ma danaynaysaa inaad yeelato xirfadaha xisaabaadka casriga ah?
Waxaan kuu haynaa casharro dhamaystiran oo ku saabsan software-da:
โœ… QuickBooks Online
โœ… QuickBooks Enterprise

๐ŸŽฏ Waxaad ku baran doontaa:

Sida loo sameeyo xisaabaadka shirkadaha
Maamulida dakhliga & kharashyada
Soo saarista warbixinno maaliyadeed oo xirfadaysan

๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 61 1115595 | +252 61 1111595

Address

Makkah Almukarama Str
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252611111595

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somsoft Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somsoft Academy:

Share