WAR CUSUB 24

WAR CUSUB 24 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WAR CUSUB 24, Business consultant, Mogadishu.

29/10/2022

"Waxaan arkay wariye Koonaa oo qeyb kamid madaxiisa uu maqan yahay, qaraxii 1-aad kadib ayuu goobta aaday"

Camera-mankii la socday Wariye Maxamed Ciise Koonaa ayaa iga waramay geerida suxufiga Alla ha u naxariistee.

29/10/2022

DEG DEG Qarax ayaa kadhacey Muqdisho 😭😭😭KALA SUCU WAR CUSUB 24

24/10/2022

Update Wararkii ugu danbeeyay ee Masaajid Cali Gaduud, Beesha Ceyr iyo Hassan sheekh oon u kala gar-qaaday ma igu raacsan tahay?.......KALA SUCU WAR CUSUB 24

23/10/2022

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka oo fulisay amarkii ka soo baxay Ra'iisul wasaare Xamza...KALA SUCU WAR CUSUB 24.

23/10/2022

Guddoomiye Cali Jeyte ayaa Lacagtii uu balan
Qaaday ku wareejiyay Askar ka tirsan CXD Oo
Xubno ka tirsan AS ku dilay Degmada Moqokori
Ee Gobolka Hiiraan. KALA SUCU WAR CUSUB 24

Dowladda Somalia, ayaa ku amartay ganacsatada iyo bangiyada inaysan wax Dhaqaalo ah aysan siin karin kooxda AS.Ganacsata...
23/10/2022

Dowladda Somalia, ayaa ku amartay ganacsatada iyo bangiyada inaysan wax Dhaqaalo ah aysan siin karin kooxda AS.

Ganacsatada ayaa la siiyay Number ay ku soo gudbin karaan Marka ay Alshabaab la soo xariiraan

Arrintaan ayaa ka danbaysay ka dib markii hay’adda Nisa xanibtay lacagtii ugu badnayd ee AS uga timid ganacsatada Soomaaliyeed. KALA SUCU WAR CUSUB 24

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaara ah $10,000 (Toban kun oo dollar) ku wareejiyay askar s...
23/10/2022

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaara ah $10,000 (Toban kun oo dollar) ku wareejiyay askar soo dilay labo dagaallame oo ka tirsan kooxda AS.

Guddoomiye Jeyte oo ballanqaadkaas h**e u sameeyay sheegayna in qofkii keena meydka dagaallame ka tirsan AS uu siin doono lacag $5,000 (Shan kun dollar ah) ayaa maanta ka dhabeeyay, waxaana goobta uu ku wareejiyay lacagtaas oo aheyd degmada Maxaas joogay Xildhibaanno ka kala tirsan Federaalka iyo Maamul Goboleedka Hirshabeelle.

Askarta la guddoonsiiyay abaalmarinta ayaa kooxda AS kasoo furtay gaari NOHA ah iyo 3 Qori AK47 ah, waxayna halkaas ku dileen labo dagaallame oo ka tirsan kooxda AS.
KALA SUCU WAR CUSUB 24

22/10/2022

Allshabab ayaa lagu dilay masajid cali gaduud 2 kamidah kala sucu WAR CUSUB 24

22/10/2022

DEGDEG: Moqokori, waxaa ka billowday ugaarsiga Alshabaab, dadka deegaanka ayaa dhagax ku dilay laba Dhagar qabe oo Shabaab ka katirsan kuwaas oo deegaanka lagu arkay.

Is xoreynta Xawaadle ee dagaalka Hiiraan wuxuu gaaray heer Shabaabka ay dhagaxaan (Shiid) ku dilaan. Gobonimo u dhimo oo dagaalka ka qeyb qaado.

Muuqaallo Whatsapp ka lagu baahiyey ayaa muujinaya dadka ku nool Moqokori oo si aan gambasho laheyn Dhagax nafta hga qaadaya, dilayaal katirsan Alshabaab.
Kala sucu WAR CUSUB 24

17/10/2022

DEG DEG Qarax Ayaa hadda Kadhacay Muqdisho gar ahan oo ah Ceel Qalow, Wadajir

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAR CUSUB 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share