Hon Yusuf Mohamed Aden

Hon Yusuf Mohamed Aden Joseph96

15/04/2025
Somali Human Rights Advancement Foundation SOHRAF
07/03/2025

Somali Human Rights Advancement Foundation

SOHRAF

Bismilaah Anigoo Ah Yusuf Mohamed Aden Oo Kumagac Dheer (Joseph) Waxaa Kamid Ah Ardayda Kuliyada Waxbarashada iyo xuquuq...
14/11/2024

Bismilaah Anigoo Ah Yusuf Mohamed Aden Oo Kumagac Dheer (Joseph) Waxaa Kamid Ah Ardayda Kuliyada Waxbarashada iyo xuquuqul insaanka Mogadishu University جامعة مقديشو Waxaa Mahad Iskaleh Alle S.W Inoo Suurta Giliyay In Oo Berri Jimca Ah 15 November 2024 Alle Haduu Idmo Inoo Bilaabaneyso Wijiga 1aad Ee Dorashada Xukumada 3aad Ee Golaha Ardayda Ee Union Of Mogadishu University Students -UMUS. Ee Jamacada Muqdisho Waxaan Alle Kabariyaa Inuu Dorashdaan Nagu Soo Dhameeyo Si Wanaagsan Waxaan Rajeynaa Guul Insha Allah

Inaa lilaahi wa naa ilaahi raajicuun waxaa xalay degmada wanlweyn ku geeriyooday Ugaas Yuusuf Ugaas Buule Ugaas Bariyoow...
09/10/2024

Inaa lilaahi wa naa ilaahi raajicuun waxaa xalay degmada wanlweyn ku geeriyooday

Ugaas Yuusuf Ugaas Buule Ugaas Bariyoow oo ahaa ugaaska

Naxariistii Jano alla haka waraabiyo kitaabkiisana gacanta medig alla hak siiyo aaamin

Hambalyo Agaasimaha Cusub Ee Arimaha Qoyska Iyo Xaquuqul Insaanka Gobolka Benaadir
18/09/2024

Hambalyo Agaasimaha Cusub Ee Arimaha Qoyska Iyo Xaquuqul Insaanka Gobolka Benaadir

Hambaliyo mlMaalinta Dalxiiska AduunkaJoseph Mohamed Aden
14/09/2024

Hambaliyo mlMaalinta Dalxiiska Aduunka
Joseph Mohamed Aden

13/09/2024
Allow naxriis jano sii
13/09/2024

Allow naxriis jano sii

Waxaan nafteyda, qoyskiisa, qaraabadiisa, beesha Murusade, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay ugaaskii beesha Murusade, Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo maanta ku geeriyooday magaalada Maka ee dalka Sacuudiga.

Ugaas Cabdullaahi oo ku suntanaa garasho, hufnaan, iyo daljaceyl waxa uu ka mid ahaa tiirarka dhaqanka Soomaaliyeed, waxa uuna kaalin ka soo qaatay midnimada, nabadeynta, horumarinta dhaqanka beesha iyo guud ahaan beelaha Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kalena kaalin mug leh ka soo qaatay dib-u-dhiska dalka iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, qabrigana u waasiciyo, su’aashana u fududeeyo, samir iyo iimaanna naga wada siiyo.

ISBUUCA 156AAD AANKA SAMEYNAY OLOLAHA NADAAFADDA XEEBAHA IYO WACYIGALINTA DEEGAANKA 🇸🇴
13/09/2024

ISBUUCA 156AAD AANKA SAMEYNAY OLOLAHA NADAAFADDA XEEBAHA IYO WACYIGALINTA DEEGAANKA 🇸🇴

Waxaan u hambalyeynaa Saxibkey Abdiwahab suudi Nageeye  oo loo magacaabay Agaasime ku xigeenka Mashaariicda Gobolka Bena...
22/08/2024

Waxaan u hambalyeynaa Saxibkey Abdiwahab suudi Nageeye oo loo magacaabay Agaasime ku xigeenka Mashaariicda Gobolka Benaadir Alle hakula garab galo Xilka Adag Lugu Magacabay Saxib

Hon Yusuf Mohamed Aden

Sharaf Weyn Ayeey Ii Eheed Inaan Xaleey Lakulmo   Kaliya Marwelba U taagan Difaaca Shacabka Dulman Iyo Udoodista Xaquuqu...
21/08/2024

Sharaf Weyn Ayeey Ii Eheed Inaan Xaleey Lakulmo Kaliya Marwelba U taagan Difaaca Shacabka Dulman Iyo Udoodista Xaquuqul Insaanka Xil. Oo Katirsan Mudanyasha Golaha Shacabka Barlamaanka Somalia 🇸🇴
Hon Yusuf Mohamed Aden

Muwaadin Fadlan Hajarin Dhirta Fadlan Ilaali Geedahay Waa Hantida Ugu Qalisan Ee Dalka Inoo Qurxiyo Degaankena waa nolas...
21/08/2024

Muwaadin Fadlan Hajarin Dhirta Fadlan Ilaali Geedahay Waa Hantida Ugu Qalisan Ee Dalka Inoo Qurxiyo Degaankena waa nolasheena 🏡🌲🌳🎄🌴🌱🍃🍀🥗🍏💚
Hon Yusuf Mohamed Aden

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Yusuf Mohamed Aden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share