Go india Health

Go india Health The first internationally accredited Somali company to provide medical services and treatment in Indi

19/10/2024
01/10/2023
Dhakhaatiir aqoon sare u leh  ,cuduradda kansarka iyo cuduradda ku dhaca kalyaha iyo kaadi mareenka iyo taranka Raganima...
05/09/2023

Dhakhaatiir aqoon sare u leh ,cuduradda kansarka iyo cuduradda ku dhaca kalyaha iyo kaadi mareenka iyo taranka Raganimada ayaa heegan kuugu ah Shaafi Hospital.

horey ugaar Isbitaalka si aad ula kulanto dhakhaatiirta oo mudo kooban joogi doona

Shaafi Hospital
Go india Health

Ogeysiis waxaa la ogeysiinayaa bulsha weynta soomaaliyeed in isbitaalka shaafi ay iman doonan Afarta bishan  dhakhaatiir...
03/09/2023

Ogeysiis
waxaa la ogeysiinayaa bulsha weynta soomaaliyeed in isbitaalka shaafi ay iman doonan Afarta bishan dhakhaatiir aqoon sare u leh kansarka iyo kaliyaha iyo kaadi mareenka oo loo aadi jiray dalka dibadiisa
Dhakhaatiirtan ayaa isbitaalka shaafi ee magaalada Muqdisho ka howl gali doona mudo kooban waxa ayna maalinta isniinta ah bilaabi doona qaabilada Bukaanada iyo fulinta qaliimada
Haddaba Tirada oo xaddidan awgeed fadlan horay ugaar ama wixii faafahin ee intaa dheer kala xiriir taleefanada kala ah.

0613692284/0612855558/0612877778

Shaafi Hospital
Go india Health

17/08/2023

Ogeysiis
waxaa la ogeysiinayaa bulsha weynta soomaaliyeed in isbitaalka shaafi ay iman doonan 19ka bishan dhakhaatiir aqoon sare u leh kansarka iyo kiliyaha iyo kaadi mareenka oo loo aadi jiray dalka dibadiisa
Dhakhaatiirtan ayaa isbitaalka shaafi ee magaalada Muqdisho ka howl gali doona mudo kooban waxa ayna maalinta sabtida ah bilaabi doona qaabilada Bukaanada iyo fulinta qaliimada
Haddaba Tirada oo xaddidan awgeed fadlan horay ugaar ama wixii faafahin ee intaa dheer kala xiriir taleefanada kala ah.

0613692284/0612855558/0612877778

Shaafi Hospital
Go india Health

The first internationally accredited Somali company to provide medical services and treatment in Indi

Bismilah.Alle ayaa  mahad lehwaxa manta si guul ah nagu soo dhamaday campaign cafimad oo muddo asbuuc ah aan kawadnay  s...
28/02/2021

Bismilah.

Alle ayaa mahad leh
waxa manta si guul ah nagu soo dhamaday campaign cafimad oo muddo asbuuc ah aan kawadnay shaafi hospital - mogadisho.

Waxan halkn uga mahad calinaya dhaman
Dhakhatiirtii shaqadda adag nalaqabatay oo kala ah.
Mr dilip kumar
Dr srikanth Nemaligundla
Mr Sridhar kopela
Dr Sashi kanth Srivastav.

Waxaan sidokale mahad gaar ah ucelinayaa Maamulka iyo howl wadeenadda Shaafi hospital doorkodi nafhuradda ahaa iyo shaqaddii wacnayd aynalaso qabteen

Address

Digfer , Street
Mogadishu
654

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Go india Health posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Go india Health:

Share