Banadir Binary Option

Banadir Binary Option Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banadir Binary Option, Business service, Mogadishu.

Ascww dhammaan ardayda soomaaliyeed Ee jecel inay si fudud kubartaan suuqa volatility Ee boom&crash waxaan ogeysiineynaa...
31/08/2021

Ascww dhammaan ardayda soomaaliyeed Ee jecel inay si fudud kubartaan suuqa volatility Ee boom&crash waxaan ogeysiineynaa in dufacdii sedexaad qaadanayo machadku ayna socoto isdiiwaan gelintu. Faahfaahin kala hadal +252614292937(WhatsApp Ka) ama wac 0615933099

21/07/2021

Volatility gu muxuu uga fiicanyahay suuqyada kale Ee forex ka 1. Uma baahnid inaad trading view wax ku analysid 2. Uma baahind inaad mataf tagtid 3. No News analysis 4. 80%-90% weeyan winning ratio aad sameysid 5.session gooni ah malaha 24/7 waa foranyahay 6. Mobile ayad ka isticmaali kartaa uma baahnid inaad computer waqti kaaga lumo 7. Hal broker kaliya ayaa bixiya suuqa volatility ga. 8 waxa uu kaa beekhaaminayaa waqtiga iyo lacagtaba. Hadaba Som Volatility indices oo ah madashii ugu horreysay ee soomaali leedahay waxa ay ka haqabtiri doontaa qofkasta oo doonaya suuqan inay sida ugu fudud ku fahamsiiso insha Allah kala xiiriir +252614292937 wicid iyo what's app kaba ama 0685933099

Som volatility indices waxa ay u heelantahay in ay barto suuqa volatility ga qofkasta oo doonaya inuu sifican u fahmo vo...
07/07/2021

Som volatility indices waxa ay u heelantahay in ay barto suuqa volatility ga qofkasta oo doonaya inuu sifican u fahmo volatility synthetic indices, waliba sida ugu fudud. Haddii aad daneyneyso nagala soo xiriir +252614292937 ama telegram keena https://t.me/somvola88

18/06/2021

Silamid ah ardayda course qaadaneysa waxaa kale oo jirta in ardayda dooneysa in ay macalinka trade ka laqaataan in machadku u fududeeyo arrinkaas oo ay helidoonaan daily signals wixii faahfaahin ah kala xiriir +252614292937

Som Volatility Indices waa xaruntii ugu horreysay Ee umadda soomaaliyeed bari doonta fursadaha iyo faa'iidooyinka suuqa ...
13/06/2021

Som Volatility Indices waa xaruntii ugu horreysay Ee umadda soomaaliyeed bari doonta fursadaha iyo faa'iidooyinka suuqa loo aqaano(volatility market), muddo kooban oo maalmo ah baad kubara doonta dhammaan macluumaadka laxiriira volatility indices . Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir what's appka +252614292937 ama kusoo biir telegram channel ka

OGEYSIIS:   dhammaan ardayda  kuxiran machada (Som volatility indices) waxa la ogeysiis in si rasmi ah ay u bilaaban tah...
13/06/2021

OGEYSIIS: dhammaan ardayda kuxiran machada (Som volatility indices) waxa la ogeysiis in si rasmi ah ay u bilaaban tahay isdiiwaan gelinta course volatility indices ka wixii intaas dheer hoos ka aqriso.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614292937

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banadir Binary Option posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share