17/10/2025
๐โจ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค โจ๐
Alxamdulillaah, maanta waa Jimco โ maalin kheyr iyo barako leh.
Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcadan ka faaโiideysta ducada, salaadda, akhriska Qurโaanka iyo xasuusta Rabbiga.
Ilaahay ha inaga aqbalo camalkayaga, ha inoo sahlo kheyrka, sharka iyo balaayadana ha naga fogeeyo.
๐คฒ Jumca Mubarak dhammaan asxaabta iyo qoyska โค๏ธ
Safari Online market