03/12/2023
انالله وانااليه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Waxaan tacsi tiiraanyo leh udirayaa dhamaan Ehelka iyo Qarabada iyo asxaabta iyo Ganacsatada somaaliyeed uu kabaxay walalkey xaaji maxamed cali kalaay samir iyo imaan allah naga siiyo dhamaanteyn Janadi allah ugu bishaareyo kitabkisa midigta allah naga siiyo