Gurmad media

Directions

Gurmad media Soomaliya Soomaali baa leh πŸ‡ΈπŸ‡΄

03/10/2026

Abwaan Xidig oo garab Waydiistay Mahad Salaad

Gurmad media like Sher πŸ‘

KUMA AYUU AHAA AHMED NAAJI ABDIAZIZ SALAD?Axmed waxa uu ahaa Madaxii xafiiska Dal-ku-joogta Waaxda Ajaanibta Hay’adda So...
01/10/2026

KUMA AYUU AHAA AHMED NAAJI ABDIAZIZ SALAD?

Axmed waxa uu ahaa Madaxii xafiiska Dal-ku-joogta Waaxda Ajaanibta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomalia, waxa uu waaxda yimid iyada shaqa ahaan iyo taya ahaanba aad u liidata lkn Axmed waxa uu ahaa nin dhalinyara ah oo shaqa fiican ka qabtay waxdaas aqoona u lahaa shaqada uu haayey soona gaarsiiyey meel indhaha wada qabtaan.

Markii la arkay shaqada aan caadiga aheyn ee uu qabtay halkii ay aheyd in lagu abaalmariyo isagii ayaa la dulmiyey xilkiina laga qaaday kadib markii siyaasiyiin Danley ah ay soo dhexmareen Agaasimaha Heyada Socdalka iyo Jinsiyada Hussein Iidaw.

Soomalia ma lahan xeerar iyo Sarciya xakameeya qofka mas,ulka wixii madaxiisa ku soo dhaca ayuuna sameyaa waana tan maanta uu dhibane u yahay Axmed oo ahaa nin dalkiisa u adegayey.

Maxay kula tahay?

Gurmad media like Sher πŸ‘

01/10/2026

Gaari ayaa ku gadomay u dhexeysa Ceel macaan iyo Cadalle

Gurmad media like Sher πŸ‘

01/10/2026

Qaar kamid ah Qareenada Somaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄ ka hadlay dhacdo jirdil ah oo loogu dhax geystay Gudaha maxkamada Gobolka Banaadir iyo eedo ay u jeediyeen laamaha Amniga.

Dhacdani waxay Ceeb ku Tahay garsoorka somalia wa arrin laga xumaado runtii Qareenku wa raadiyaha xaqa qofka dulman

Gurmad media like Sher πŸ‘

01/10/2026

Maanta iyo Baladweyne

Gurmad media like Sher πŸ‘

30/09/2026

Bananbaxa ayaa hada Soo Gaaray Afaafka h**e ee lamagalaay oo ah halka lagu Qabtay maanta doorashada manta ka dhacday Baladweyne

Gurmad media like Sher πŸ‘

28/09/2026
28/09/2026

Maanta iyo Baydhabo dagaalkan magac u bixi Bal Adigo

Gurmad media like Sher πŸ‘

28/09/2026

Waxaa sii xoogsanaya Dagaalka saaka ka qarxay magalada Baydhabo,

Gurmad media like Sher πŸ‘

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share