Wacyi Foundation

Wacyi Foundation We provide professional training, science education, research and consultancy services. Our services are tailored to the needs of our clients.

Please visit our website wacyifoundation.com to get more information about our services. Mu'assasada Wacyi waa mu'assaso gaar loo leeyahay of bixisa adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
1. Kuwo ay bixiyo Xarunta tababarrada ee Wacyi (wacyi Training Center) sida:
• Tababarro iyo seminaarro loogu talagalay dadka ka shaqeeya hey'adaha iyo shirkadaha ee doonaya in ay kordhiyaan aqoontooda ama ay ba

rtaan xirfado gaar ah.
• Duruus, tababarro iyo seminaarro loogu talagalay ardayda dhigata ama dhameysatay jaamacadaha ee doonaya in ay bartaan mowduucyada muhiimka u ah takhasuskooda.
• Tababarro loo diyaariyay ardayda dhigata dugsiga sare ee isu diyaarinaya jaamacadaha iyo dadka kale ee doonaya in ay bartaan xirfadaha muhiinka ah.

2. Kuwo uu bixiyo machadka sayniska iyo cilmi-baarista Wacyi sia:
• Duruusta sayniska iyo xisaabta oo loo diyaariyey ardayda dhigata dugsiyada sare ee isu diyaarineysa jaamacadaha.
• Duruus iyo koorsooyin deg deg ah oo loogu talagalay dadka ka dib dhacay waxbarashada ee doonaya in ay si deg deg ula qabsadaan waxbarashada.

3. Kuwo ay bixiyo xarunta cilmi-baarista iyo talabixinta ee Wacyi
• Cilmi-baaris aan ku saabsan culuunta kala duwan, mashaariicda iyo ganacsiga.
• Cilmi-baaris iyo qiimeyn aan ku sameyno mashaariicda hey’adaha iyo kuwa shirkadaha.
• La talin aan siinno hey’adaha, shirkadaha iyo shaqsiyadka u baahan in lagala taliyo mashaariicda kala duwan
4. Kuwo ay bixiyo waaxda adeegga bulshada ee Wacyi
• Waxaan soo ibinnaa isla markaana macaamiisheenna ugu keenna guryahooda iyo goobahooda shaqo badeecado kala duwan oo ay ka mid yihiin
o Ariga/riyaha iyo idaha (iyagoo nool ama hilibkooda hadba waxa ay dalbadaan
o Qudaarta iyo miraha geedaha
Hadaba booqo boggeenna internet-ka oo ah wacyifoundation.com si aad wax badan uga ogaato adeegyada aan bixinno ama naga soo wax telefoonka 0615-186177

Hi colleagues,I hope you’re all doing well. Happy to see you all active on the LinkedIn pages. I’m excited to share with...
15/02/2022

Hi colleagues,
I hope you’re all doing well. Happy to see you all active on the LinkedIn pages. I’m excited to share with you that we have slightly modified our company name as WacyiFoundation. For more information, please visit our new website at https://wacyifoundation.com/
The website of our Wacyi Institute for Science Education and Research (WISER) http://wacyiinstitute.org/ is also active and the institute is now a section under the bigger WacyiFoundation.

Thanks,

Address

Wadajir
Mogadishu
00000

Telephone

+252610821055

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyi Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wacyi Foundation:

Share