Mogadishu Data Analysis Center
page-ka MDAC waxaa loo asaasay in bulshada somaliyed lagu baro cilmiga istatistikada maadama aan loga maarmeyn culuumta kala duwan sida dhaqaalaha, siyaasada, saykoolaji iyo cilmi baarista. in lagu soo bandhigo duruus ka hadleysa habka ugu fiican ee loo taxliiliyo data
2. in laga caawiyo ardayda diyaarinaysa warqad cilmi baaris ama risaala sidey u taxliilin lahaaye
en iyo statistical models-ka ay adeegsanayaan
3. waxa lasoo gudbinayaa koorsooyin istatistikis ah oo online ah (statistical courses online) iyadoo la isticmaalaayo barnaamijyo istatistikis ah ( statistical packages) sida SPSS, MINITAB iyo EVIEWS.
4. Latalin xaga istatistikada ah (Statistical Consultations). fadlan nagala soo xiriir:
Email : [email protected]
WhatsApp : +252610714810