Liibaan Beezaani Official

Liibaan Beezaani Official liibaan Cabdi qaliif

16/06/2025

πŸ˜‚πŸ˜πŸ‘ŠπŸ‘Š

14/06/2025

Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

17/03/2025

Muqaal 24kii saac ee lasoo dhaafay si wayn baraha bulshada u qabsaday.

28/02/2025

Ramadan Wanaagsan. Ilaahey hana waafajiyo kheyrka iyo Acmaasha bisha Soon

18/02/2025

Asc🫑

Miisaanka Culus πŸ‘ˆβœοΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄
03/03/2024

Miisaanka Culus πŸ‘ˆβœοΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

Waxaan caawa hoygiisa kulan wadatashi oo miro dhal ah ku yeelannay Madaxweynihii h**e ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Waxaan ka wada hadalnay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dooda beryahaan ka taagan wax ka baddelka Dastuurka, waxaana hoosta iskala xarriiqnay xaaladda dalka iyo arrimaha dastuurka hadda socda in ay u baahanyihiin wadatashi ballaaran.

Waxaan isla garannay inaan sii wadno kulamadeenna iyo wadatashigeenna, isla markaasna laga qeyb geliyo siyaasiyiinta dalka iyo qeybaha kale ee bulshadda.

Salaamulaahi My fanssπŸ₯°πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜
19/01/2022

Salaamulaahi My fanssπŸ₯°πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜

Sheeko_____ ______iga__________ Qosolsiisay πŸ˜πŸ˜€πŸ˜…πŸ€£Nin tuug ah ayaa u soo dhacay guri, markuu galay ayuu arkay islaan da' a...
03/12/2021

Sheeko_____ ______iga__________ Qosolsiisay πŸ˜πŸ˜€πŸ˜…πŸ€£
Nin tuug ah ayaa u soo dhacay guri, markuu galay ayuu arkay islaan da' ah oo iska dhax fadhida qolkii, markay garatay inuu tuug yahay ayay ku tiri: hooyo qof wanaagsan ayaad u egtahay lakiin baahi ayaa kuu gaysay tuugnimada e' iska qaado waxa guriga yaala oo dhan, lakiin hal mar ii fasir riyo aan hadda ku riyoonayay inta aada hurdada iga toosin kahor.
Wuxuu yidhi: haye bal ii sheeg maxaad ku riyootay?

Waxay tiri: waxaan ku riyoonayay aniga oo wabi biyo ah dul socda, kadib si kadis ay ayuu dhagax iila silbaday waxaana idhi aniga oo kor u dhawaaqaya: hooyo Axmadaw i badbaadi hooyo Axmadaw i badbaadi.

Waxyar kadib wuxuu ka war helay nin xoog wayn oo isku duubay, ninkiina garaacid ayuu ku billabay isagii

Wuxuuna yidhi ninkii tuuga ahaa isagoo ka yaaban sida ay islaantu u maskaxaysay: si fiican ii garaac anaa khaladka lahaaye ileen anigu waxaan u imid inaan wax xaddo e', uma iman inaan riyooyinka fasiree

Garee Oo la wadag asxabta

09/06/2021

Qosol waan Fuuray wlhi πŸ˜πŸ˜‚πŸ€£
Bal ila Daawo Xariifkan Waxow Sameynaayo πŸ€£πŸ˜‚

Address

Digfer Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liibaan Beezaani Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share