Keyd Online Business

Keyd Online Business keyd Online Business Waxaad ka heli kartaa Alaabyada Cusub iyo Kuwa Celiska

New turki
12/08/2024

New turki

Welcome macamiil
11/08/2024

Welcome macamiil

soo dhawaada macasmiisha sharafta leh waxaan idin keenay alaabti jiifka sotaanoyin cusub soft ah qiimaha WA $9 kala soo ...
16/11/2023

soo dhawaada macasmiisha sharafta leh waxaan idin keenay alaabti jiifka sotaanoyin cusub soft ah qiimaha WA $9 kala soo xiriir 612896489/614440131

Amiin
28/05/2023

Amiin

Waxaan haynaaa macmiil TV wax yar la isticmaalay wata muqdisho capal Xafada barwaaqo qiimaha waa $80Nagala soo xiriir 61...
30/04/2023

Waxaan haynaaa macmiil TV wax yar la isticmaalay wata muqdisho capal
Xafada barwaaqo qiimaha waa $80
Nagala soo xiriir 61 2373780

Ramadaan kariimMacmiil waxaa idin haynaa goyaal karis dalka ah waana qiimo ku raali kaliya iyo goobtaada oo laguugu keen...
02/04/2023

Ramadaan kariim
Macmiil waxaa idin haynaa goyaal karis dalka ah waana qiimo ku raali kaliya iyo goobtaada oo laguugu keeno dalabka aad rabtana waad soo shegan kartaa wixii fahfahin ah nagala soo xiriir 61 2373780

Hambalyo Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed mee...
22/03/2023

Hambalyo Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.

Ramadaan Mubaarak.

Waxaan idiinhenaa Firiij xafaded qiimo jaban✅️ Nuuca NIKURA ✅️ Qiimaha $55✅ ️Goobta gubta barwaaqo✅️ Wac 0612373780https...
21/02/2023

Waxaan idiinhenaa Firiij xafaded qiimo jaban
✅️ Nuuca NIKURA
✅️ Qiimaha $55
✅ ️Goobta gubta barwaaqo
✅️ Wac 0612373780
https://wa.me/252612373780

Carbuunta *789*653439*$ #
Carbuunta waa 24Saac

Macmiil waxaa kuu haynaa   wata   13kiilo ahQiimaha waa  #80 dollarMuda yarna la isticmaalay Xafada owd weyne Nagala soo...
15/02/2023

Macmiil waxaa kuu haynaa
wata 13kiilo ah
Qiimaha waa #80 dollar
Muda yarna la isticmaalay
Xafada owd weyne
Nagala soo xirir 612373780

Waa fadhi haaf ah wata miisQiimaha waa $150 Dagmada dayniille Xaafada owd weyne Nagala soo xariir 612373780WhatsAppk 612...
10/02/2023

Waa fadhi haaf ah wata miis
Qiimaha waa $150
Dagmada dayniille
Xaafada owd weyne
Nagala soo xariir 612373780
WhatsAppk 612373780

Fursad dahabi ah waa Dhul iib ah Dagmada.    = garas baleyXaafada        = macaaniDhulka.waal =dhus boosWaaa.           ...
08/02/2023

Fursad dahabi ah waa Dhul iib ah
Dagmada. = garas baley
Xaafada = macaani
Dhulka.waal =dhus boos
Waaa. =hal jidle bari ujeed ah
Cabirka. = 10×15

Lacagta waa mid macquul ah
Nagala soo xariir 📱 612373780
Ama WhatsAppk 612373780

Waxaan haynaa =oxygen 10 litersWaana fursad qiimaha waa $800 lastWaxaadna nalagala soo xiriiri kartaa WhatsAppk 61237378...
05/02/2023

Waxaan haynaa =oxygen 10 liters
Waana fursad qiimaha waa $800 last
Waxaadna nalagala soo xiriiri kartaa WhatsAppk 612373780

Address

Bakaaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keyd Online Business posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share