13/09/2024
WAR FARXADLEH🙋
Waxaan bulshada ugu bishaareyneynaa barashada farsamada farshaxanka gacanta oo qeybo kala duwan leh Sidoo kale harqaanka nuucyadiisa kaladuwan .
Waxaan qaadan doonnaa dufcadii 2aad ee arday baraneysa farshaxanka iyo dunta ee gacanmaal.
Nagala so xirira numberadan hos ku qoran WhatsApp or call
💯💬613992133 or 61 3993059