Cabdulahi cabdi Muxumad

Cabdulahi cabdi Muxumad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdulahi cabdi Muxumad, Business service, Cabdulahi cabdi, Mogadishu.

inaa lilaahi wainaa ilaahi rajicuun geeridu waa xaq wase kale xanun badan tahay rabi raxmadii hano haka warabiyo adeer x...
30/04/2026

inaa lilaahi wainaa ilaahi rajicuun geeridu waa xaq wase kale xanun badan tahay rabi raxmadii hano haka warabiyo adeer xidig maxamed Hassan oo kugeriyoday magalada Nairobi qarabada awlaada ehelada kala duwan rabi samir iyo imaan hanaga siiyo

waa nalugoyay laftagareen hadii uu waqti badan dagaalami lahaa xitaa qiil ayuu jabka noo.ahaan lahaa
30/03/2026

waa nalugoyay laftagareen hadii uu waqti badan dagaalami lahaa xitaa qiil ayuu jabka noo.ahaan lahaa

inaa lilaahi wainaa ilaahi rajicuun waxaa iso gartay geerida sabiriin maxamed cabdi muhumed gabadha aan aderka u.ahay il...
17/02/2026

inaa lilaahi wainaa ilaahi rajicuun waxaa iso gartay geerida sabiriin maxamed cabdi muhumed gabadha aan aderka u.ahay ilahay samir iyo hanaga siiyo saqiirki aakhiro ale haka yeelo 😭😭😭😭

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan halkan Hambalyo ugu dirayaa ardaydii kaqalin jabisay markiz baytul ashacira ardayda ay...
29/12/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan halkan Hambalyo ugu dirayaa ardaydii kaqalin jabisay markiz baytul ashacira ardayda ayaa imtixaan kugalay 30ka juz oo qur.aanka kariimka iyo axkamtisa ardayda ayaa lagu donsiyay shahadoyin iyo abalmarino mamulaha guud ee markiska sheikh ahmed ahlulaah ayaa sido kale maacaliminta gudomsiyay abaal Marino kala duwan

gunaanad waxaan bogadini macaliminta iyo walidinta dhaman kasoqeyb galayaasha

wabilaahi towfiiq

Address

Cabdulahi Cabdi
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdulahi cabdi Muxumad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share