OMAYA EXCHANGE

OMAYA EXCHANGE OMAYA Exchange, established in 2019, is a top cryptocurrency exchange in Somalia. We are committed to offering secure, efficient, and reliable solutions.

We specialize in trading USDT and Perfect Money, and act as a local agent for leading Forex partners. OMAYA EXCHANGE – Somalia’s leading digital currency platform, offering fast, secure, and reliable crypto and forex services. Trusted by thousands, powered by innovation. Your Gateway to the Crypto World!

27/08/2026

Bitcoin ayaa mar kale ku dhowaanaysa heerka muhiimka ah ee $80,000, iyadoo suuqu uu eegayo in Bitcoin ay awood u yeelan doonto inay ka gudubto heerkan. Haddii ay jabiso $80,000, waxaa suuragal ah in qiimuhu sii kordho.

Dallas Fed ayaa ka digay in haddii lacagaha bangiyada loo beddelo tokenized deposits, ay bangiyada Mareykanka lumin kara...
26/08/2026

Dallas Fed ayaa ka digay in haddii lacagaha bangiyada loo beddelo tokenized deposits, ay bangiyada Mareykanka lumin karaan ilaa $700 bilyan oo dhigaal ah. Taasi waxay yareyn kartaa lacagta ay bangiyadu haystaan si ay amaah u bixiyaan, taasoo saameyn karta dhaqaalaha iyo suuqa amaahda.

$6.4 bilyan oo lacag ah ayaa la filayaa inay suuqa soo gasho Jimcaha, taasoo keeni karta isbeddel xooggan iyo dhaqdhaqaa...
26/08/2026

$6.4 bilyan oo lacag ah ayaa la filayaa inay suuqa soo gasho Jimcaha, taasoo keeni karta isbeddel xooggan iyo dhaqdhaqaaq weyn oo ku yimaada qiimaha crypto.
Traders-ka ayaa si dhow ula socon doona dhacdadan.

26/08/2026

AUDUSD, filashadii Newska iyo xogta saxda ah.

26/08/2026

Accoun-kaaga 10$ adigoo dhigey wuxuu u nugul yahay laba Khatar oo waaweyn mid waa Lotzise weyn,
Accounka waxaa hagga lotka iyadoo loo eegayo Leveregeka.
Khatarta labaad waa ku Trade gareynya Lacagaha leh Hight Volatility, sida Gold iyo BTC.
Meeqa mar ayay kugu dhacday arinta muuqaalka ka muuqata?

BlackRock ayaa la sheegay inay hoos u dhigtay lacagta ugu yar ee lagu samayn karo Bitcoin ETF swap ilaa $1 milyan, taaso...
26/08/2026

BlackRock ayaa la sheegay inay hoos u dhigtay lacagta ugu yar ee lagu samayn karo Bitcoin ETF swap ilaa $1 milyan, taasoo fududayn karta in maalgashadayaal badan ay galaan ganacsigan. Tallaabadan waxay muujin kartaa in BlackRock ay sii ballaarinayso helitaanka iyo ka-qaybgalka suuqa Bitcoin ETF.

Shirkadda OMAYA EXCHANGE waxa ay shacabka Soomaaliyeediyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa Munaasabadda M...
25/08/2026

Shirkadda OMAYA EXCHANGE waxa ay shacabka Soomaaliyeed
iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa Munaasabadda Mawliidka
Nebigeenna Suubban (NNKH).

25/08/2026

Meeqa mar ayaad maalintii heshaa mahadcelintaan?😊

Riyaalka Iran ayaa gaaray hoos-u-dhac taariikhi ah. muwaadiniinta  ayaa si degdeg ah lacagtooda ugu beddelanaya doolarka...
25/08/2026

Riyaalka Iran ayaa gaaray hoos-u-dhac taariikhi ah.

muwaadiniinta ayaa si degdeg ah lacagtooda ugu beddelanaya doolarka, xilli Maraykanku uu diyaarinayo cunaqabatayn cusub oo dhaqaale.

Taas macnaheedu waa in qofka haysta 2.02 milyan oo riyaal uu heli karo kaliya $1.Dadka Iran waxay ka baqayaan in riyaalku sii qiimo dhaco, sidaas darteed waxay isku dayayaan inay lacagtooda ka saaraan riyaalka oo ay u beddelaan doolar ama hanti kale.

Cunaqabataynta cusub ee Maraykanka ayaa cabsi dheeraad ah ku abuurtay suuqa.

Traders-ka Bitcoin ayaa dhigay sharad dhan $2.9 milyan iyagoo aaminsan in qiimaha Bitcoin uu si degdeg ah uga gudbi doon...
25/08/2026

Traders-ka Bitcoin ayaa dhigay sharad dhan $2.9 milyan iyagoo aaminsan in qiimaha Bitcoin uu si degdeg ah uga gudbi doono $80,000.

Waa aragti muujineysi in qaar ka mid ah Maalgashadayaashu filayaan koror xooggan oo ku yimaada Bitcoin muddada dhow.

suuqa crypto ayaa dib u bilaabi karo dhaqdhaqaaq bullish ah.

Address

Mogadishu, Somalia
Mogadishu
11111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OMAYA EXCHANGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share