Saciid Abakar Community

Directions Website

Saciid Abakar Community Siciid Abakar Community

04/10/2026

Xaafada xaawa cisir ee d/ karaan waxaa ka taagan shaqaaqa u dhaxeeyso ciidan & dad shacab ah

04/10/2026

Waziir ka tarisan laftagareen oo diniin u diray xadan shiiq & xulfadiisa

W/Q.. Kacdonka Dhalinyarada Beesha Murusade  Deg deg ila xog agaal ah ayaa noo xaqiijiyey in dabin Aira potka aadan cade...
04/10/2026

W/Q.. Kacdonka Dhalinyarada Beesha Murusade

Deg deg ila xog agaal ah ayaa noo xaqiijiyey in dabin Aira potka aadan cade looga dhigay

Musharaxiinta kala ah. shariif & kheeyre

Ciidanka gaarka oow xakumo aadan dheere oo gaarayo 450 askar ayaa lagu diyaariyey teendha afisooni

Kuwaas oo la rabo in eey gacanta ku soo dhigaan shariif & kheeyre oo doowladu ku eedeeysay in eey lacago lagu horin rabo colaado dalka eey kasoo qaadeen dalka imaaraatka carabta

Weerarkaan oo ah mid qorsheeysan oo lagu bahdilayo madaxdaan dalka soo xakuntay ayaa la qorsheeyey.
Kadib markii oow fashilmay weerar la rabay in lagu qaado guryahooda shariif & kheeyre inta eey dalka ka maqan yihiin
Weerarkaas oo loogu magac daray sareeynta sharciga

Lkn quburo badan oo lagala tashtay arinkaan ayaa dib loo dhigay sababo la xiriirta qatarta ka dhalan karto
Taasoo quburado eey isla garteen hadii ciidanka madaxdii ka maqan tahay dagaal lagu bilaabo eey ku faafi karaan dabaqyada dhaar dheer ee magaalada
Madaama eeysan joogin masuulkii eey ilaa linayeen
Hadii madaxdu joogto dagaalka ma dhaafayo eeriyada madaxa eey ku waardiyeeyanayaan ciidanka taas eey ku qasban yihiin xataa hadii ciidanka jabo in eey daba raaci karin eey ilaalinayaan madaxdooda

Kadib fashilkaas waxaa leesla gartay in Aira potka aadan cade lagu jeebeeyo shariif & kheeyre

Taas eey quburadu u arkaan mid ka sahlan in guryahooda la weeraro

Waxaa arintan si gaar loo xil saaray
Taliyaha ciidanka gaarka ah aadan dheere eey eedo u tahay islaanta madaxweeynaha

Qorshahaan oo la sugayo in la fuliyo markii eey madaxda muqdisho ku soo naqan rabaan

Lkn saraakiisha amniga sida gaarka u ilaaliso madaxdaan oo xogta helay ayaa wada sidii looga hortagi lahaay qatartaan eey maleegayaan doowlada xil gaarsiinta ah

Warar aan saas loo sii hubin ayaa sheegaya in shariif oow yimid ee kheeyre kaligiis beegsigu yahay lkn maahan ila rasmi ah

04/10/2026

DEGDEG " CCTV Maxaa dhacay xalay intaad jiifteen? Gaangis Ciyaal weera kuwii ugu halista badnaa oo xalay S... iyo Booliska oo la midoway Gaangisii ayaa..

03/10/2026

Degmada Deyniile Wali Wey Noshahay.

03/10/2026

.Villa Somalia shaqada kali ah ee kasocta waa Koonfur-galbeed Ciidan xasuuqa aynu ku daabulno

03/10/2026

Matalaad xumada xasan sumal oo muuqaal ah

03/10/2026

Waa Ka dhaartay In Aan Qaato lacag Aan ku Gato Dhalinyaradaan Mustaqbalkooda.

03/10/2026

Daawo Adigaa Qoslidono👇👇

  :- Hassan Sheikh Mohamud  oo la hadlay Aljazeera ayaa si cad u yiri “Xiriirka nagala dhaxeeya Itoobiya waa mid sarreey...
03/10/2026

:- Hassan Sheikh Mohamud oo la hadlay Aljazeera ayaa si cad u yiri

“Xiriirka nagala dhaxeeya Itoobiya waa mid sarreeya, mana ka soo horjeedno in ay badeena soo gaaraan Itoobiyaanku".

Waa Xasan Sheekh oo Itoobiya u ogollaanaya inay badaha Soomaaliya la wareegaan!

Xigasho.

Address

Deyniile
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saciid Abakar Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share