Beeciye Business online

Beeciye Business online Beeciye Business Online

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay powerbank oo ah dab kaydiye aad uga maarmi doontiin charger kaas oo ku anfaca ...
26/03/2023

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay powerbank oo ah dab kaydiye aad uga maarmi doontiin charger kaas oo ku anfaca markii ad safar ama meel dheer aadeysid ama korontadu kaa maqantahay.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Follow dheh oo kuxirnow beeciye business online

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay makiinada lagu shiido raashinka sida galayda , masagada iyo wixi lamid ah.Sido...
18/03/2023

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay makiinada lagu shiido raashinka sida galayda , masagada iyo wixi lamid ah.

Sidookale waxan idiin haynaa mida cabitaanka loogu talo galay taas oo si wanaagsan ushiideysa qudaarta.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Follow dheh oo kuxirnow beeciye business online

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay kobciyaha wajiga iyo jirka wuxuu wajiga iyo jirkaba kadhigayaa mid aad uquruxb...
08/01/2023

Soo dhawada macaamiil waxaan idiin keenay kobciyaha wajiga iyo jirka wuxuu wajiga iyo jirkaba kadhigayaa mid aad uquruxbadan sidokale dhalaalaya hal isbuuc gudihiis

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Follow dheh oo kuxirnow beeciye business online

Waxan idiin keenay sat is wata oo oo ka kooban saliid iyo shampoo iyo nafaqo iyo saliid kale oo tinta madobeynaysa oo dh...
01/12/2022

Waxan idiin keenay sat is wata oo oo ka kooban saliid iyo shampoo iyo nafaqo iyo saliid kale oo tinta madobeynaysa oo dhalaalineysa waxa ay kuu qabanayan shaqoyinkan kala duwan ee hoos kuxusanπŸ‘‡

1. Nafaqeynta timaha
2. Kahortaga tima daadashada
3. Bixinta timaha iyo dhereyntooda
4. Ladagaalanka agoolka

Rag iyo dumarba way isticmali karaan......

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Follow dheh oo kuxirnow beeciye business online

Waxaan idin keenay face mask iyo scrub baabi'inaya nabraha iyo saliida wajiga saaran sidokale wuxu baabi'inaya madmadowg...
08/10/2022

Waxaan idin keenay face mask iyo scrub baabi'inaya nabraha iyo saliida wajiga saaran sidokale wuxu baabi'inaya madmadowga iyo barabaraha madmadow ee wajiga.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Follow dheh oo kuxirnow beeciye business online si aad ulasocotid alaabada cusub ee timaado

Waxan idin keenay saliidii bidaarta iyo tima googa'a ee neo hairβœ…  Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/25261846...
29/09/2022

Waxan idin keenay saliidii bidaarta iyo tima googa'a ee neo hair

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Waxan idin kenay ookiyaalayaal cusub.Ka Dalbo beeciye business online melwalba aad joogtid.βœ…  Nagala soo xiriir whatsapp...
27/09/2022

Waxan idin kenay ookiyaalayaal cusub.

Ka Dalbo beeciye business online melwalba aad joogtid.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Waxan idin kenay face cusub iyo nivea oo loogu talo galay carfinta kilkilahaKa Dalbo beeciye business online melwalba aa...
24/09/2022

Waxan idin kenay face cusub iyo nivea oo loogu talo galay carfinta kilkilaha

Ka Dalbo beeciye business online melwalba aad joogtid.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Waxan idin keenay saliidii bidaarta iyo time googa'a iyo tii garka soo bixineysay βœ…  Nagala soo xiriir whatsapp kan http...
21/09/2022

Waxan idin keenay saliidii bidaarta iyo time googa'a iyo tii garka soo bixineysay



βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Waxan idin keenay Malabkii lamaanaha iyo xoojinta ragganimada.Maku dhibantahay qancinta xaaskaaga hada Ka dalbo beeciye ...
17/09/2022

Waxan idin keenay Malabkii lamaanaha iyo xoojinta ragganimada.

Maku dhibantahay qancinta xaaskaaga hada Ka dalbo beeciye business goorwalba iyo goobkaste aad joogtid.

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

waxan idiinkeenay fooneeye aad kaga maarmeyso shanlo timahana aad ku ku hagajisan kartidKa dalbo beeciye business goorwa...
14/09/2022

waxan idiinkeenay fooneeye aad kaga maarmeyso shanlo timahana aad ku ku hagajisan kartid

Ka dalbo beeciye business goorwalba iyo goobkaste aad joogtid

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Qalabkii jimka ee jirka lagu dhisayo sidokale caloosha lagu yareynayo waa diyaar.Ka dalbo beeciye business goorwalba iyo...
13/09/2022

Qalabkii jimka ee jirka lagu dhisayo sidokale caloosha lagu yareynayo waa diyaar.

Ka dalbo beeciye business goorwalba iyo goobkaste aad joogtid

βœ… Nagala soo xiriir whatsapp kan https://wa.me/252618468880

Address

Taleeh
Mogadishu
BANAADIR

Telephone

+252618468880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeciye Business online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beeciye Business online:

Share