Midowga dhalinyarada Shabeele

Midowga dhalinyarada Shabeele Balanteenu waa deegaan badqaba
dhalanYaradu waa awooda kaliya Ee kobcin karta Maskaxda Bulshada burbursan Kani Waa Pageka Saxda ah Ee Dhalinyarada SYU.

fadlan ka digtoonow page-ka Been abuurta ah. si ad u ogaato midka Saxan
1. Waxan xafis ku leenahay Zobe
2. emailka Ururka waa [email protected]
3. Waxa Saaran Loogo Hoos ku leh Farqofarqo blue ah
4. waxa saaran sawir Tilmamayo Xarunta Ururka ee Jowhar

31/03/2026

Waxa dhacay waa saddexdaan


1-“intra-clan division” (qabiil gudihiis kala jabay)
Hadii ay dhacdo qabiilka in gudahiisa uukala jabo waxaa dhamaanaysa midnimadii dadka waxaana dhacay arinta labaad ee ah

2- “alignment pressure” (cadaadis lagu kala safanayo)
Waxaa dhacaya in qaar kamid ah qabiilka lasaftaan maamulka meesha kajir qaarna ay Taageeraan dowlada federalka taasina siyaasad ahaan fursada waxay siinaysaa kala furfurid

3-“divide and influence” strategy
Arinka 3aadna waa kala qeybi kadibna saamayn kuyeelo waana waxa Aan maanta marqaatiga kanahay ee kadhacaya Maamul goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya

Xuquuqda qoraalka waxaa leh

Shabelle Youth Union-Asal

W/Q Garaad-Cali Isxaaq Nuur

Address

Zobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga dhalinyarada Shabeele posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midowga dhalinyarada Shabeele:

Shortcuts

Share