25/08/2025
Maashaa'Allaah Gabdho Asturan oo Hagaagsan Waa Astaan Iyo Sawir Qurux Badan oo Ka Turjumaya Sida Diintena Macaan Gabdhaheena u Sharaftay Dheemankoodana u Qarisay..
Rabiyoow Sida ay Jirkooda u Asturteen uga dhawr Cadaabtaada Iyaga iyo Waalidiintoodaba.
Waa Markaska Sheekh Cabdiraxmaan Saylici ee Jigjiga❤️
Islaamka