Casayr haaji Abdi

Casayr haaji Abdi Soo dhawow

20/10/2024
14/04/2024
Io0
11/02/2024

Io0

It's a point
30/06/2023

It's a point

18/12/2022

Haddii aad saadaaliso kulanka galabta saxna ay noqoto sida u saadalisay waxaa iga diyaar ah Ilmahacaanahooda oo $100 ah .

Shuruud gaar ah ma jirto balse waxaa muhiim ah in qofka tartamaha ahi uu kamid yahay saaxiibada nagu xiran oo Followga inoo ah .

Haddii qof aan Follow inoo ahayn & mid inoo ah ay saadaalinta kulmiso waxaan doorbideynaa kan inoo ah saaxiibka.

Sii gudbi oo isla galabtaba hel $100 . Ciyaartan waxaan isla daawanaynaa Ustaad Abdikasim Moalim oo booqasho taariikhi ah ku maraya Yurub .

18/12/2022

Saadaali oo ku guulayso $𝟓𝟎, ciyaarta k**a dambaysta ah ee u dhaxeysa Labada Dal ee kala ah Argentina vs France.
𝗙𝗜𝗜𝗥𝗢 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛: Saadaashaadu waa in ay ahaato mid natiijo sheegeysa sida tirada goolasha ama tirada gool ku laadka ay ciyaarta ku dhamaaneyso.
Hadaba saadaalinta waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 iyo 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.





18/12/2022

Ku Guulayso 100 dollar oo Saadaali Kulanka Argentina vs France ee k**a dambaysta koobka Adduunka.
Si aad u guulaysto raac tilmaamahan
Fadlan soo raaci Namberkaaga iyo Halkaad ku sugan tahay waxa ay xidhmaysaa markay ciyaartu bilaabanto,
Hadii dhawr qof isku jawaab noqdaan, waxaa la tix galinayaa siday u soo kala horeeyeen dhanka wakhtiga.
Shuruudaha hadad qayb kamid ah ka tagto saadaashana aad saxdo kuma guuleysan doontid.

18/12/2022

Saadaali oo ku guuleyso abaalmarin lacageed oo dhan $50 ciyaarta final-ka ah ee u dhaxeeysa Argentina VS France.
FIFA WORLD CUP QATAR 2022, FINAL
Si aad u saadaaliso una hesho hadiyad kuu gaar ah fadlan raac tilmaamahaan
1- Follow dheh Page-ka - kamid noqo asxaabtena Facebook.
2. Share dheh post ga - Lawadaag Asxaabtaada.
3. Soo qor saadalinta
4. Waqtigu wuxuu ku egyahay xiliga ay cayaartu bilaabato.
Mahadsanidiin.

18/12/2022

Saadaali oo ku guulayso $200 oo Premier Wallet ah, ciyaarta ugu danbaysa ee World Cup Qatar 2022, Caawa dhex mari doonta France Vs Argentina.

F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee.
3. Waa in aad lahaato ama aad sameysato Premier Wallet.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.


Address

Warshadaha Street
Mogadishu

Telephone

+252611008580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casayr haaji Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Casayr haaji Abdi:

Share