07/06/2021
❤Siyaasi Nadiif Ah ❤
Xildhibaan barkhad jaamac batuun ayaa gaadhi uu lahaa hanti lacageed ugu bedellay gabadhii ku umushay safka codeynta iyadoo markaasi siinaysay codkeeda garyaqaan barkhad,waxaanu xildhibaanku ku booqday hoygeeda.
Sidoo kalle xildhibaan barkhad ayaa lacago gudonsiiyay aabe hoygiisa ugu deeqay in looga ollaleeyo xildhibaam barkhad codeyntii kahor iyo wiil ku jabay kuyuuga codbixinta isagoo isna codkiisa u horaayay xildhibaan barkhad Jamac Butuun💯💯
Waa nin ku dayasho mudan xaqiiqdii