19/10/2021
Fadlan nagala soo qeyb gal kulan looga hadlayo lacagaha laga soo diro dibada iyo sidii loogu bedeli lahaa fursad maalgashi ee ku aadaan gacsiyada yaryar. Halkan iska diiwan geli: http://bit.ly/SomaliaStakeholdersSession
Pangea Trust
Somalia Investment Promotion Office
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha - Soomaaliya
Sida - Styrelsen för Internationellt Utvecklingssamarbete