30/03/2025
Shirkadda Asraar General Service LTD waxey idiin kugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga.
Waxaan idiin rajeynaynaa farxad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga yeelo kuwa ciiddan iyo ciideeda kale ku ciida caafimaad iyo Nabad.