Salad sosman

Call Directions Contact the business

Salad sosman Clothing and Electronics

Kooxda Kubadda Cagta ee Odayaasha waxay maanta kulan sagootin iyo maamuus ah u sameeyeen Guddoomiyaha kooxda, Cabdixakii...
10/07/2026

Kooxda Kubadda Cagta ee Odayaasha waxay maanta kulan sagootin iyo maamuus ah u sameeyeen Guddoomiyaha kooxda, Cabdixakiin Yuusuf Maxamed “Kabeer”, oo safar u ambabaxaya.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu safarkiisa u fududeeyo, ku gaarsiiyo meeshii uu u socdo nabad iyo kheyr, kana soo celiyo caafimaad iyo guul.

Safar salaama Guddoomiye Kabeer. Ilaahay ha ku dhowro meel kasta oo aad tagto.

Maanta Odayaasha Sports Club waxay kulan sagootin iyo is-xilqaan ah u sameeyeen walaalkeen Maxamuud Cabdi, oo berri u am...
08/07/2026

Maanta Odayaasha Sports Club waxay kulan sagootin iyo is-xilqaan ah u sameeyeen walaalkeen Maxamuud Cabdi, oo berri u ambabaxaya safar, haddii Alle idmo.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu safarkiisa u fududeeyo, caafimaad iyo nabad ku tago kuna soo laabto, isla markaana uu ka gaaro ujeeddooyinkiisa. Safar wanaagsan, walaal Maxamuud.

Safar salaama, Insha’Allah.

Tani waa xikmad ku dhaqan 😹😹😂. Nin ayaa Koonfur Afrika ka hirgeliyay B**r Xayawaanno ah, waxaana uu ka dhigay lacag dhan...
22/02/2023

Tani waa xikmad ku dhaqan 😹😹😂.
Nin ayaa Koonfur Afrika ka hirgeliyay B**r Xayawaanno ah, waxaana uu ka dhigay lacag dhan 300$ balse cidna ma bixin. Waxa uu ka dhigay 200$ laakiin wali qofna dib uma dhicin. Dabadeed wuxuu ka dhigay khidmadii 10$ laakiin weli dadku may iman. Ugu dambayntiina waxa uu ka dhigay meel bilaash ah oo qof kastaa ku soo galo, wax yar ka dibna, B**rta Xayawaanka ayaa soo buux dhaafiyay dad badan, dalxiisayaal. Xilliyada kooban ee farxadda iyo dalxiiska, Dabadeed wuxuu si aamusan u soo xidhay albaabkii B**rta Xayawaanka, Libaaxyadiina wuu sii daayay oo wuxuu ka dhigay 500$ qofkiiba lacagtii lagaga bixi lahaa, qof walbana lacag buu bixiyay?? Akhlaaqda Sheekada: Markaad noloshu ku jirto, iska ilaali dalabyada bilaashka ah ama raqiis ah, waxay kugu noqon karaan cabsi ama burbur.
"Ma jiro ganacsi bilaash ah" 😎.
~ Great Africa.
Fadlan Page-kan Fallow garee.

SATISFIED AND PASSION 100%.MUM AND FARMER✅.
19/01/2023

SATISFIED AND PASSION 100%.
MUM AND FARMER✅.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617838974

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salad sosman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salad sosman:

Shortcuts

Share