Hon cabdulqadir maxamuud xirsi

Hon cabdulqadir maxamuud xirsi ilaahow gaf kayaga iyo geeridaya ha kulmin

11/07/2024
05/11/2023

Gaalkacyo fatahada xarmada alle nasiyay ka dhalatay gurmad bayrabta dag daga oo lala gaaro wana laqayb sanaynaa xanunka shacabka gaalkacyo allana waxaan uga baryaya in uu f***j khayr siiyo

Codka shacabka
02/11/2023

Codka shacabka

Waxan halkaan tacsi uga diraya anig ah gudoomiyaha xisbiga mustaqbal ee gobalka mudug nuur cirro oo gacan ka xaqdaran ku...
04/08/2023

Waxan halkaan tacsi uga diraya anig ah gudoomiyaha xisbiga mustaqbal ee gobalka mudug nuur cirro oo gacan ka xaqdaran ku dishay gaalkacyo waxana uga tacsi yaynaya naftaydta iyo guud aha xisbiga mustaqbal gaar ahaan ehelada walidka iyo ilmaha uu ka tagay in dhaman tayo samir jamiila alle naga siiyo wlle nuur cirro oo xubin muhim ah unahaa xisbiga mustaqbal naxariis warta allaha siiyo wlle nuur iguna soo duceya dhamantiin

01/08/2023

Hamabyada 25-guurada Puntland.

Hanpalyo dhaman umada soomaaliyeed gaar ahan mamulka puntland sand guuro wacan iyo geedi wacan
01/08/2023

Hanpalyo dhaman umada soomaaliyeed gaar ahan mamulka puntland sand guuro wacan iyo geedi wacan

10/05/2023

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon cabdulqadir maxamuud xirsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share