Somtech Academy

Somtech Academy Somtech Academy waa madal waxbarasho oo ad kahelikarto macluumaad dhamaastirn oo kusaabsan suuqyada

07/10/2023
Buuga Maamulka iyo Maaraynta Halista Sarifka waa buug kaliya aad ubaahantahay si aad qayb uga noqoto dadyowga aadka utir...
14/11/2022

Buuga Maamulka iyo Maaraynta Halista Sarifka waa buug kaliya aad ubaahantahay si aad qayb uga noqoto dadyowga aadka utirada yar ee lagu qiyaaso inee yihiin 5% kuwaas oo fahamsan sida loo maareeyo khataraha sarifka onlineka.

Waa dhigane ku qoran af-soomaali fudud oo lawada fahmi karo, tusaalooyin cadcad oo waadax ah iyo tallaabooyin badbaado aad ku dabaqi karto heshiisyadaada ganacsi si aad u xakamyso khataraha kahor iyo kadib intaanu iman.

Dhiganahani wuxuu anfacaa cid kasta oo kashaqaysta suuqyada maaliyadeed ee caalamka sida Forex, Bitcoin, Stockmarket iwm iyo kuwa aan ka shaqaysan intuba waxaana gudihiisa kujira cutubyo dhaxal gal ah oo lasoo xulay.

Qaybta ugu horeysa buuga wuxuu ka hadlaa sida loo xakameeyo khataraha gudaha ee suuqa iyo sida loo maareeyo

qaybta ugu dambeysa buuga waxay ka hadlayaa Sida looga hortago tuugada wax ku dhacda magaca Forex iyo Bitcoin, Astaamaha lagu garto khiyaanooyinka kala duwan ee adeegsadaan iyo digniina la xiriira

buugan wuxuu ka koobanyahay 11 cutub, 200 bog

waxaa loo helikaraa oo kaliyaa asagoo daabacan

kalaxiriir fàahfàahin Whatsapp
https://wa.me/252682284242

Falanaqynta todobaadka 06/06/2022 lacagaha XAUUSD, EURUSD, GBPJPY, EURJPY Timeframe ka waa H4MAXEEY KULATAHAY?
05/06/2022

Falanaqynta todobaadka 06/06/2022 lacagaha XAUUSD, EURUSD, GBPJPY, EURJPY

Timeframe ka waa H4

MAXEEY KULATAHAY?

Taabo calaamada @ kadibna qofka ugu horeeya e kusobaxa xaqul ciidkada kaqaado tartiibka👇👇👇 SII SHARE GAREEYA
28/04/2022

Taabo calaamada @ kadibna qofka ugu horeeya e kusobaxa xaqul ciidkada kaqaado tartiibka👇👇👇



SII SHARE GAREEYA

Ugu Dambeyn waxaa kusoobiirnay barta TikTok fadlan hadaa TikTok isticmaasho ama siguud TIKTOOKLEEY aa tahay nasoo Follow...
20/02/2022

Ugu Dambeyn waxaa kusoobiirnay barta TikTok fadlan hadaa TikTok isticmaasho ama siguud TIKTOOKLEEY aa tahay nasoo Follow garee oo nagusoobiir adigoo Linkigab hoose Taabanaya👇
https://vm.tiktok.com/ZMLr65eVv/

WAA MAXAY SABABTA AAN UGU SOO BIIRNAY TIKTOK WAQTIXADIRKAN?

Sababaha inagu kalifay inaa xilligan TikTok xafiis kafurano waxaa kow ka ah:-

1) Markii aan aragnay in dhalinyarada inta badan e si aan wanaagsaneen wax ugu so gudbinayaan
2) Markii aan aragnay waxyaabaha malaayacniga ah ee madadaalada ubadan e intabadan laguso bandhigo TikTol
3) Markii aan aragnay/Odorosnayna in dhalinyaradii baraha bulshada intooda badan aad u isticmaalaan waqti badane u kaga lumo aalada TikTok

Waxaan go'aansanay in aan dhalinyartaas waqtigu bilaashka kaga lumayo aan uga faaideyno muuqaalo yar-yar o kusabsan suuqa iyo dhiirigalin mustaqbalkooda nololeed iyo habfikirkoodaba wax kabedeli karta

Barta TikTok e Somtech Academy manoqon doonto meel laisku luxo ama muuqaalo maad leh lagu soo gudbiyo balse waxee noqon doontaa bar mideysa dhamaan bahweynta kashaqeysata Suuqan Forex waxaana kuso gudbin doonaa muuqalo toos u khuseeya suuqa iyo farsamooyin secret ah oo aan dadka kulawadaagi doono Insha Allah.

Sido kale kumaso bandhigi doono insha allah muuqaalo laxiriira Lifestyle-keyga (qaab nololeedkeyga forex)-laakin waxaa kusogidbin doona muuqalo toos ukhuseeya suuqa o practicle ah

Idinkama iibin doono insha allah qaab-nololeed bug ah (Fake-Lifestyle) waayo adi waxba kumatarayan bal waqti ayaa kaga lumaya wax mecno ah noloshadane usameen maayaan, kaliya waxaan halka kusobandhigi doona cashiro sitoos ah iyo si dadbanba ukheseeya marketka.

UJEEDKENU WA INAANU GAARNO 100K⬆️ TIKTOK FOLLOWERS INSHA ALLAH EE GARAB NAGUSII👍

WALAALAHA KUXIRAN HALKAN BARTENA CUSUB E TIKTOK GARAPKIINA AYU UBAHANYAHAY EE HALA SHARE GAREEYO INSHA ALLAH⬆️👇

31/01/2022

cj onstyle wa barnamij hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada wa shirkad dhalinyarada inta badan e malgashten hase ahaate Xalaal ahaanshaheeda far aya ku godan wayo ine scam yihin aye ubadanthy 80-90%.

Muqalkan ayaan si faahfaahsan ugu sharxi dona waxa uyahay, inu sax yhy iyo inkle, maxe dinta kaqabtaa iyo arimo kle

25/01/2022

Sida trade ad ku khasaartay oo minus kugu haaya faaiido loogu bedelo

Majiraa trade ad gashay lkn khasaaro badan ama minus kugu haya? makabaqeysaa in uu acountkaaga ka gubto? majeclaan laheed trade kaas khasaaraha badan kugu haya inad faaido u bedesho. haddaba muqalkan wa midka saxda eh laguugu talogalay ee iladaawo ilaa dhamaadka si aad u hesho xogta o complete ah, haddii muqalkan uu ku anfacay fadlan lasii wadaag traders ka kale an ogeyn farsamadan, muqalkana LIKE ku qabo, fikradadaana ama wixii su,aal ad qabto qeybta comments-ka noogu reeb mahadsanid


..................LIFAAQYO MUHIIM AH.................... ⏩ LINKIGAN HOOSE KAFURO REAL ACCOUNT OO ISLAMIC AH BROKER KA FXPRIMUS👇 https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=40167189®ulator=vu
⏩ XM Broker https://clicks.pipaffiliates.com/c?c=444372&l=en&p=1
Mentorship & Training
https://wa.me/252617017428
⏩Instagram https://www.instagram.com/mustafyusufhussein
⏩TG Personal https://t.me/mrbigscalper
JOIN Our Public TG⤵️ Https://t.me/somtech1

Igadaba dheh?
16/01/2022

Igadaba dheh?

Ku Guuleyso $70 oo Saadaali  Ciyaarta u Dhaxeysa Chelsea FC iyo Manchester United FC . Shuruudaha Saadaalinta :1) Page-k...
28/11/2021

Ku Guuleyso $70 oo Saadaali Ciyaarta u Dhaxeysa Chelsea FC iyo Manchester United FC .

Shuruudaha Saadaalinta :

1) Page-ka Like Saar
2) Postiga LIKE Saar
3) NATIIJIDA CIYAARTA COMMENT KUSO QOR
4) SHARE DHEH

F.G: hadaaa share gareyn waydo wax abaalmarin ah maheli doontid

Saadaasha Waxa ay Ku Egtahay Markay Bilaabato Ciyaarta.

Guuleystaha ugu horeeya dhanka waqtiga ayaa abaalmarinta heli doona waxaana lacagta loogu so dirayaa EVCPLUS, ZAAD ama SAHAL, ama E-Dahab ama xawaalada TAAJ

waa Academy lagubarto cilmiga suuqyada caalamka sida Stock market, cryptocurrency, forex trading iyo IQOPTION

Address

Mogadisho
Mogadishu
BN0025261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtech Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtech Academy:

Share