Jecelow jeypoy

Jecelow jeypoy jaceylow

08/04/2022

Asc

04/11/2020

Markaad jiifaneyso xaaskada dhunko
Markaad soo kacdo dhunko💋.
Markaad bexeyso dhunko💋.
Markaad guriga soo galeyso ood Shaqada ka'timaado, Adoon wax kale qaban xaaskada dhunko💋.

Dhunka Shada badan Qalbiga Ayey Qaboojisaa Waa naxariis waana Darren jaceyl❣️.

Hubaal waxaa ah naxariis aan kaa go'ey marnaba in ay laabteyda kuu galeyso kuu dharareyso/ku xiiseyso marwalba❣️👩‍❤️‍👨❤️.

❤️Jecelow love. and

03/07/2020

Wax kasta ood dedaal galiso
Hubaal maalin waad ku farxi modhihiisa ✨

30/06/2020

Caawa oo Ku beegan 1 da luuliyo waa maalintii farxada ciida ee koonfurta Somalia xornimada ey ka qaadatey italia . Muqdishu waxey Ku socota wadadii nabada sportska iyo horumarka ! Muqdishu national stadium oo dib lo furray maanta horaa lo soconayaa

28/06/2020

Ninkii hanyarbaa haweenka badsadee muxuu hodanyahay hal xaasluhu👍👍👍👍

Address

Bondhere
Mogadishu
00252

Telephone

+252616789968

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jecelow jeypoy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jecelow jeypoy:

Share