Drs Rooda

Drs Rooda Somali environmental social organization working environment and climate changes in somalia

Farin kusocota Haweenka iyo dhalinyarada Reer Waqooyi Bari  waxaad tihiin lafdhabarta bulshada  iyo dadki dadalka badan ...
11/01/2026

Farin kusocota Haweenka iyo dhalinyarada Reer Waqooyi Bari waxaad tihiin lafdhabarta bulshada iyo dadki dadalka badan galiyay in manta heerkan laso gadho waxa la idinka raba in aad dadalki sii laba jibaartan mudada uu socdo Caleemasaarka Madaxweynaha waa inaad muujisaan midnimo, nabad, wadajir, sii logo hor tago wax kasta oo deeganka khadar ku ah waad ogtihin inad cadow badan ledihin yaan fursad la idinka helin xidhdiina mamulka wuu inaga dhexeya cid gara maleh qof kasta masuliyad aya saran inshallah

Mudane madaxwayne kusodhaway lascanood magalo madaxda mamulka Waqooyi bari state of Somalia
11/01/2026

Mudane madaxwayne kusodhaway lascanood magalo madaxda mamulka Waqooyi bari state of Somalia

Address

Somali
Mogadishu

Telephone

+252619269011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs Rooda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Drs Rooda:

Share