Mohamed yusuf

Mohamed yusuf follow like and share this page

21/04/2026

K*kk

Waa tix gaaban:Talow tani maxaa diidayDadka in ay hagaagaanBurburkii na daashaday In dib looga soo kaco?Dooggii dhulkeen...
06/03/2024

Waa tix gaaban:

Talow tani maxaa diiday
Dadka in ay hagaagaan
Burburkii na daashaday
In dib looga soo kaco?

Dooggii dhulkeennii
Noogu deeqay rabigeey
Iney daaqda duunyada.?

Deeganadeennii
Dacayacaada muuqata
Oo dugsi la aanta leh
Oo dictoor la aanta leh
Oo dabaq la aanta leh
Oo dow la aanta leh
Inaa doorka leenahay
Ka dulqaadna diiqada
U badalno dal qurux badan
Oo loo dalxiis tago ?

Waa waxaan idaadagin
Tolow tani maxaa diiday ?

Waxaa iga dardaaran ah
Isku duubni kulligiin
Inaad daaim taanoo
Danta ugu adeegtaan.

By mohaam yusuf

Tix gaaban:Maalmahaan ma tirin gabayMurtidana masoo dirinWaa mashquul dhankeyga ahMicna kala ha moodina.Maansada an soo ...
05/03/2024

Tix gaaban:

Maalmahaan ma tirin gabay
Murtidana masoo dirin
Waa mashquul dhankeyga ah
Micna kala ha moodina.

Maansada an soo wado
meel fog bey ku socotaa
Maangaab ma fahmi karo
Mudankeeda maansada
meeshay taabaneysee
Maskaxdiina tuujiya.

Maalmahaan an joognaa
Ma ogtahay shacbaan waa
Waa maalmo kheyr badan
Mu'miniinta gaar u ah
Inta moog ay badan tahay.

Mowlaheen ilaahey
Mudanahii uu soo diray
Mudankeeda sheegee
Miyaad adi la socotaa.

Rajab waa midii h**e
Mowlaa xurmeeyoo
Magaceeda sara mari.

Ramadaana mida dambe
Oo muhiimadeeda leh.

Maantana shacbaan waa
Mari meeshey mudan tahay.

By: mohamed yusuf

13/02/2024

K*k

13/02/2024
13/02/2024

Madaxweynaha dowladda soomaaliya
Madaxweynaha dowladda puntland
Madaxweynaha dowladda koonfur galbeed
Madaxweynaha dowladda galmudug
Madaxweynaha dowladda hirshabelle
Madaxweynaha dowladda jubbaland
Madaxweynaha dowladda Somaliland

Waa wadamada qaaradda soomaaliya

11/02/2024

Hadii lasoo noolayn lahaa, oo Hal fursad lasiin lahaa Marxumad Ikraan Tahliil sidan ayay dhihi laheed.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed yusuf:

Share