06/07/2023
Asc dhamaan macaamiil kuso dhawaada markale iyo dhismo cusub oo aan kuso kordhinay qaabdhismeedka shirkadada Amiin Real Amiin Real State cabirka waa 20X15 oo aan kugu dhiseeno sadax qeybood wixii faahfaahin ah kala so xatiir tell number 0619211010 mahadsanidiin