Dhanbaal jaceeyl

Dhanbaal jaceeyl political issues!!! Conceltant

  fore sales market agency πŸ‘Œ πŸ™Œ 😍 😎 πŸ‘ πŸ‘
12/03/2022

fore sales market agency πŸ‘Œ πŸ™Œ 😍 😎 πŸ‘ πŸ‘

fore sales market agents

27/08/2021

HAL SIR!!!
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Sharci uga dhig naftaada...
""hadii Aadan guur diyaar u eheen
haasaawana diyaar uma tihid""

hadii kale
waa maxay sababta haasawahaaga???

baashaal
baashaal
baashaal
hadii aad baashaal rabtid balwad sameeyso!!!

●buuraha kusoo baashaal
●casharada dabaasha soo qaado

""uma isticmaali kartid qof kale qalbigiisa baashaal""
πŸ™„πŸ™„πŸ™„πŸ™„πŸ™„

hadii uu bageka kuugu cusub yahay nagu soo biir
nagu dhiira gali

like saar page kan   uu kugu cusub yahay πŸ‘‡πŸ‘‡. Dhambaal Jacayl Oo Xiiso Badanfariin jaceyl erayo macaanDhambaal jacayl ahS...
12/08/2021

like saar page kan uu kugu cusub yahay πŸ‘‡πŸ‘‡.

Dhambaal Jacayl Oo Xiiso Badan
fariin jaceyl erayo macaanDhambaal jacayl ah

Si qarsoodi ah ayaad u xaday qeybkasta oo qalbigeyga ka mid ah adigoo aan igala tashan, haseyeeshee nasiibdaro waxaa iiga sii xanuun badan adigoon soo dhameystiran isku keenida qeybtii ka dhineyd qalbiga inaad ilowday.

πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜πŸ’˜

Kelmada waan ku jeclahay markaad ii timid ee aad igu tiri,ma aqaano wixii igu dhacay, jaceylkaaga la’aantiis waan lunsanaa, waxaan dareemay erey walbo oo aad i dhahday in uu runyahay, Jaceylkaaga waa waxa ugu macaan ee nolosheyda soo maray intii aan noolaa.

Waan jeclahay wax walbo oo dhankaaga ka yimaada, xiisaha fariimaheena jaceylkana waxa ay sal xoogan u yeelayaan jaceylka ugubka ah ee aragtida ku koraya.

Waxaad Qalbigeyga ka sameysatay mudul salkiisu adag yahay, hadana ay ka buuxaan xiiso, farxad iyo ififaalada hami nolol cusub.

Ma ogtahay Macaan badaney in Qalbiga uusan ogoleyn in uu qanco haduu kaa waayo hawada ay Nafta ku neefsaneyso, i aamin olol caashaq iyo iftiin la’aan ayaan ku suganahay.

Waxaan kuu caashaqay xad ka balaaran inta aadan ogaan karin xaqiiqduna aan qiyaastaas u gaaray waxey tahay burhaantaada ayaa maalinkasta siisa iftiin gaara ah oo qalbigeyga ka dhex shidan.

Xitaa hadii aan si kasto isku dagaalno waxaa kuu baahan nafta oo aad dawo iyo dugsi u tahay.
Ma ogtahay nafteydaay in holaca qalbigeyga ka shidan qofka keliya ee demin kara aad adigu tahay, Mase la socotaa in codkaagu uu ii furo sameecadaha maqalka dhagaheyga.

Maalin ayaa i dhaaftay anigoo aanan dheehaneyn dhoolaceyntaadii quruxda badneynd ee waaberi kasto aan ku indha doogsan jiray. Waa dareen xanuun badan Macaan inaad ku fekerto in qofkii aad aadka u jecleyd aad ka tagto adigoo farxad ka heli kara.

Qalbi wadnaheyga adiga ayaan ku siiyey, maadaama adiga uu kuu garaacmayo ma awoodo inaan xakameeyo xittaa hal daqiiqo in aan codkaaga waayo, daqiiqadi aan codkaaga maqlo farxada iyo yididiilo ayaa hareysa qalbigan kuu ooman ee adigu aad hogaanka u heyso.

Waxa Jaceyl dunida yaalla waxey soo wada degeen qalbigeyga, waxaana dareensahay cabsi iyo hadana farxad uu xishood humaag gelinaayo.

Ma ogtahay nafteydaay maalinta aan kulanay in ay ii tahay bishaaro aan ebedkey iloobi doonin, waa maalintii indhaheyga iyo wadnaheyga ku qanceen dhoolacadeyntaada iyo kaftan macaanidaada. Waa maalintii ay gacanteyda ka baxday xakameynta nafteyda.

Aniga la’aantaa waxaan ahay keli, farxadeenana waxey ku jirtaa inaan wada joogno, iigu noqo saafi sida shaatiga cad uu nadiif u yahay oo kale.

Mar walbo oo aan indhaha isku xero waan xusuusnaan doonaa daqiiqadaha aan Farxadda kula soo qaatay, fadlan u ogoloow riyadaan in ay noqoto mid rumowda oo aan baabi’in.

Xitaa hawada aad ku neefsaneyso Calaashaan Xaafadda aad dagantahay waan ka jeclahay dunida inteeda kale, mana qiyaasi kartid sida aan uga xumahay in aan kala tagno.

Macaan Badan Aan noqono kuwa isku duuban oo leh hal hadaf iyo hal riyo in ay ku noolaadaan si farxad ka dheer tan bani’aadamka aan u sameysanno.

Ogoow Haddii aan adiga ku waayo wexey iila mid tahay in aan aduunyada waayay, Waxaadna Ogaataa Qalbi in dadka asaageen ah ee na isku keen yaqaano ay igu kaftamaan iyaga oo igu heysta in aan adiga daacad kuu ahay.
Nafteyda Ogoow H**e ayaa loo yiri ” Dadka Oonka Caashaqa Sambaba abaarsaday, Hadey kuugu ogaadaan, Afxumo kaama daayaan”.

Dadku wey ila yaabaan sidii in aan Jaceylka qalad ka galay, laakiin arinku sidaas maahee wexey igu hestaan wax sax ah oo wexey la yaabanyihiin sida aan Jaceylka Daacadda ugu ahay ee aan Nafteyda adiga kaaga Jecelahay.
Qaali ma ogtahay in Xittaa Taleefankaaga ay iigu qorantahay marka aad isoo weceyso NAFTA, Qaali ayaad tahay, qof kula mid ahna ma jiro macaan.

Macaan Ogoow indha aan wax ku arko waa adiga, dhagaha aan wax ku maqlo waa adiga, Wadnaheyga dhiigga sifeeyana waa adiga.

Waxaan sidaas u noqday waa hami fog oo ah inta Nolosheyda ka dhiman in aan adiga kula qaato, meesha aan ka fakarayo maanta iyo Barri maaha Macaan ee waa inaan wada noolaano xittaa Aakhiro.

Macaan badan aduunka adiga ayaan kuu Jeclahay mana ku ilaawayo inta aan noolahay meel aad adiga ka fogtahayna kuma noolaan doono.

like, comment, share

Lionel Messi holds the all-time record for the following in LaLiga:β—‰ Most goalsβ—‰ Most goals in a seasonβ—‰ Most direct fre...
05/08/2021

Lionel Messi holds the all-time record for the following in LaLiga:

β—‰ Most goals
β—‰ Most goals in a season
β—‰ Most direct free-kick goals
β—‰ Most assists
β—‰ Most assists in a season
β—‰ Most hat-tricks
β—‰ =Most hat-tricks scored in a season

It really was LeoLiga.

β€œLionel Messi holds the all-time record for the following in LaLiga: β—‰ Most goals β—‰ Most goals in a season β—‰ Most direct free-kick goals β—‰ Most assists β—‰ Most assists in a season β—‰ Most hat-tricks β—‰ =Most hat-tricks scored in a season It really was LeoLiga.”

Sax mase qalad noola wadaag ra'yigaaga.πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡please like,coment,share
30/06/2021

Sax mase qalad noola wadaag ra'yigaaga.

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

please like,coment,share

25/04/2021

"Dalkaaga shisheeye ha ka dooran"

waxaan ka wadaa:
Dalkaan wuxuu leeyahy hogaan dooran taladana aan ku aaminay.

Yuusan shisheeye isku keena dirin

"Dalkaan burburkiisa in qeeyb ka noqono waa nagu ceeb"

"hadaad digaalka qeeyb ka eheen afkaaga ha uga qeeyb qaadan"

F.G
saxaafadda yaan la buunbuunin shaqaaqadda socoto oo inta aad is dhahdaan xaaladdaan ka faa'iideeysta dalkiina danbi haka galinina.

ΩˆΨ¨Ψ§Ψ£Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„ΨͺΩˆΩΩŠΩ‚

Geeraar jaceeyl
20/04/2021

Geeraar jaceeyl

Naftan kuu Basteedee
Boholyow Dhaqaaqiyo
Baxsashada ku noolee
Baadiyowday Awgaa
Dawo lagu Baxnaanshiyo
Baab lagu Dabiibaan
Baafiyaa Dhankaygee
Jacayl Baaxad sooruhu
ILeen Baabah kuma tago😁.

Fadlan si aad noogu soo biirto saar Page-kan, Siinna .

Naftan kuu BasteedeeBoholyow DhaqaaqiyoBaxsashada ku nooleeBaadiyowday AwgaaDawo lagu BaxnaanshiyoBaab lagu DabiibaanBaa...
15/04/2021

Naftan kuu Basteedee
Boholyow Dhaqaaqiyo
Baxsashada ku noolee
Baadiyowday Awgaa
Dawo lagu Baxnaanshiyo
Baab lagu Dabiibaan
Baafiyaa Dhankaygee
Jacayl Baaxad sooruhu
ILeen Baabah kuma tago😁.

Fadlan si aad noogu soo biirto saar Page-kan, Siinna .

Address

Mogadishu
002526

Telephone

+252615981908

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhanbaal jaceeyl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhanbaal jaceeyl:

Share