28/02/2020
Waxaa si qurux badan inoogu soo gabogaboobay Bandhiggii ganacsiga Soomaaliya (Somali Trade Show) oo socday 2 maalmood.
Maria Sweets waxay qeyb ka ahayd ganacsiyadii fursadda u helay inay ka faa'iideystaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen Ganacsigooda.
Alxm bandhigid ganacsi, ka faa'iideysi tababarro kala duwan, iyo in aan macaamiil hor leh abuurno ayaan dhaxalnay 2dii maalmood ee uu bandhigga socday.
Alle ayay mahad u sugnaatay goor walbo.
Team Somali Trade Show waxaan leenahay waad mahadsantihiin..