Danbar Development and Social Service Company

Danbar Development and Social Service Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danbar Development and Social Service Company, Business service, Mogadishu.

Danbar Development and Social Service Company provides the following services:
Education, health, training, skills development, consultations, and youth awareness programs.

23/02/2023
Cashirka 12 aadVar iyo Yok side lo isticmaalaaAf Turkiga labadaasi eray waxa uu u istcimaalaa minco badan si aad ukala f...
27/03/2022

Cashirka 12 aad
Var iyo Yok side lo isticmaalaa
Af Turkiga labadaasi eray waxa uu u istcimaalaa minco badan si aad ukala fahanto daawo muuqaalkan
Cashadii h**e oo idil waxaan ka heli kartaa kanaalka CILMI KORORSI Youtube
Haddii aad ka heshay SUBSCRIBE saaro si aad ula socoto cashirada soo socda.
Siina gaarsii asxaabtaada kale.

12aad waxa uu ka hadlaa sida loo isticmaalo Var iyo Yok iyo inta micnood ee uu leeyahay si kooban. fa...

Cashirka 9aad ee barashada Af-Turkiga.Fadlan haddii aad ka heshay kanaalka Cilmi kororsi Ka daawo intii h**ey ki dhaafta...
26/02/2022

Cashirka 9aad ee barashada Af-Turkiga.
Fadlan haddii aad ka heshay kanaalka Cilmi kororsi Ka daawo intii h**ey ki dhaaftay hana illoobin in aad Subscribe saarto siina gaarsiiso asxaabtaada kale

9aad waxa uu ku saabsan yahay wadasheekeysi udhaxeeya Seynab iyo Onur oo muddo aan...

12/02/2022

Cashirka 6aad ee barashada Luqadda Turkiga, meel walbood joogto baro oo baahi waxtarka.

Kanaalka CILMI KORORSI ayaad ka heleysa cashiro hadda bilowday oo taxane ah iyo qisooyin waxtar leh.

Fadlan RUKUMO Subscribe dheh haddii aad ka heshay siina gaarsii asxaabtaada u baahan.

Mahadsanid barasho wacan.

Barro Af Turki.Waa cashirka 5aad ee buugga A1 ee Istanbul.Fadlan Subscribe saar kanaalka youtubekà ee Cilmi Kororsi siin...
04/02/2022

Barro Af Turki.
Waa cashirka 5aad ee buugga A1 ee Istanbul.

Fadlan Subscribe saar kanaalka youtubekà ee Cilmi Kororsi siina gaarsii inta daneyneysa.

5aad -Turki baro.Cashirka 5aad waxa uu ka hadlayaa sida luqadda Turkiga looga dhigo kali wadar, marki aad si fiican udhageysato waxaad noqon do...

Luqada Turkiga halkan ka baro, cashirada ku dhaafayna dib ugu noqo isla kanaalka CILMI KORORSI iyo Ustaad Ibrahim Xagaa.
28/01/2022

Luqada Turkiga halkan ka baro, cashirada ku dhaafayna dib ugu noqo isla kanaalka CILMI KORORSI iyo Ustaad Ibrahim Xagaa.

Casharka 4aad waxa uu ka hadlayaa Sharciga ugu h**eeya ee BU, ŞU O BUNLAR ŞUNLAR ONLAR KİM İYO NE...fadlan cashirkan si fiican u daawo ku cesho si aad si wan...

Halkan ka baro luqada Afturkiga si free ah adiga oo jooga gurigaaga.
22/01/2022

Halkan ka baro luqada Afturkiga si free ah adiga oo jooga gurigaaga.

Cashirkan waxaan ku baran doonta qaar ka mid ah erayo maalmeedka ay Turkida isticmaalaan sida ay u isticmaalaan iyo goorta ay isticmaalaan, waxaan ka faa'id...

17/09/2020

Ardayda dooneysa waxbarashada dalka TURKIGA waxaa loogu bishaareynayaa in shirkadda Danbar u diyaarisay iyaga oo aan wax imtixaan YÖS ah lagu xujeyn.

Faahfaahin dheeri ah:
Tel 0614473636
841432
Email: [email protected]
Address: wadada makka al mukarrama, agagaarka iskuulka Alxikma, waberi, Mogadishu-Somalia

ka faa'ideyso waxbarashada dalka Turkiga ee shirkadda DANBAR kuu keentay.
05/09/2020

ka faa'ideyso waxbarashada dalka Turkiga ee shirkadda DANBAR kuu keentay.

20/08/2020

Shirkadda Danbar waxa ay ku fududeyneysa in aad luqadda Turkiga ku barato si Online ah.
Macallimiinta waa Turki.

faahfaahin: 0614473636

Shirkadda DANBAR waxa ay shacabka Soomaaliyeed ogeysiineysaa in ay u diyaarisay waxbarasho dalka turkiga ah.macluumaad d...
17/08/2020

Shirkadda DANBAR waxa ay shacabka Soomaaliyeed ogeysiineysaa in ay u diyaarisay waxbarasho dalka turkiga ah.

macluumaad dheeri ah fadlan aqriso ogeysiiskan hoosta ku lifaaqan.

Contact us:

Mogadishu
Tel: 0614473636
Email: [email protected]

Puntland:
Tel: 0907781259

Hadafkeenu waa horumarkaaga

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614473636

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danbar Development and Social Service Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Danbar Development and Social Service Company:

Share