IGeeye online delivery service

IGeeye online delivery service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IGeeye online delivery service, Business service, Mogadishu.

ma haysaa badeeco Iib kaa ah celis ah cusub ku iibso online kana iibso adigo kuso diraya whtsap waxan kalo macamiisha u qaban dona in aan delivery service in macmiilka gurigiisa loo geyo suuqa waxa uu ka iibsado ama xafiiskisa loo geyn dono

07/09/2025

Waxan haynaa dhul nus boos ah oo ku yaala sheekh maxamed nuur bukhaari mashidka agtiisa ah caburka nus booska waa 20X10-M qiimaha lagu rabo waa jaanis marka loo fiiriyo qiimaha dhulka meshaas $2500 (Laba kun iyo shan boqol oo dolar) israac waye lacagtaas cid kasta oo danaynaysa in sheekha la daristo wa ka fa,idaysan kartaa sharcigiisa wa isa saar sabarloogo orginal ah ayu wataa wax ka dhiman malahan

Naga so wacπŸ‘‰252615039989

FG: hal bil oo geela la cunaayo wa dagi karta kadib wa iska si gadi karta marka hilib geela so cunto mahadsanidiin

04/09/2021

Waxan ka cawin dona in aad iibsato tukameysato si online ah waliba ado wakhti kaa bixin gurigada lagugu keeno

β€’π†π¨π¨π›π­πš / π‹π¨πœπšπ­π’π¨π§:Mogadish Kaxda Cali Goleyβ€’πŸ“žβ˜ŽοΈ0614402492/0615628044/0614402492β€’Cooker Celis Cusub Kaliguis 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 130...
02/06/2021

β€’π†π¨π¨π›π­πš / π‹π¨πœπšπ­π’π¨π§:Mogadish Kaxda Cali Goley
β€’πŸ“žβ˜ŽοΈ0614402492/0615628044/0614402492
β€’Cooker Celis Cusub Kaliguis 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 130$ Ls
β€’Yaanan Lagaag Hormarin Fursadan 06153279

____________________________________
Macmiil intaa Aadan Lacag Carbuunta
Nosoo Dirin .Go aan Soo Gaar Macmil
Sharciga Carbuunta Waa 24 Saac Gudah
Kudhufo Link Hoose Waa Whatsapp Toos

https://wa.me/252615536277

waxan ku wargalineyna dhaman saxiibada Pagekan in ey ku iibsan karaan Kana iibsan karaan Qaab online ayago ka dalbanayo ...
26/05/2021

waxan ku wargalineyna dhaman saxiibada Pagekan in ey ku iibsan karaan Kana iibsan karaan Qaab online ayago ka dalbanayo Igeeye online delivery service

waxana ku qaadi dona agab kasta oo aad rabto in lagu geeyo Xafiiskada Gurigada iyo goobtada ganacsi ayado wakhti adan ku bixinin in aad adiga laf ahantada Aad ado ado jogo gurigada dalbo halagu keeno ama halaga qaado ha loo geeyo

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252614169393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IGeeye online delivery service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IGeeye online delivery service:

Share