06/09/2025
“The person I look up to in both culture and politics”
•"Mr. President Muuse biixi cabdi"
●Dadka waqooyi ma xuma oo somali dad ugu dun xariirsan weye iyagana markasta loo xaglinayaa inay qaldan yihiin lkn koonfurtena weye halka quruntay ee ba,day een waliged heshiinayn ee aan isku garaabayn si gaar ah belaha 2 da ah e Somali ugu tunka weyn lana degay koonfur ,waxan le yahy walalayaal dadkaasi wa walaladiin wali wey dhow yihiin wad is fahmaysaane wixiina intaad meel dhigataan madaxa udhiibta oo waxa ay tabanayaan ee mansab iyo mag ah ba gacanta ka saaro waxan ogahay Somali in aynan ku qasaarayne.
Alla mahad leh.